Templates by BIGtheme NET

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA MURTI IYO MAAWEELO EE RADIO KULMIYE (18-08-2017):-

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye. Barnamijkaan waxa Barnaamijka ku jiri doona qodobo muhiim ah hal xiraalaha oo aad u xiiso badan iyo kaalinta Suugaanta. Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaana soo jeedinaya: Cumar xabeeb Nuur {Tijar}

Farsamadii: Maxamed Dalal Maxamuud;-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Murti iyo Maaweelo;-

About Marwaan