Templates by BIGtheme NET

Dhageyso:- Saddex Carruur ah oo ku dhimatay Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug

Jariiban–KNN– Wararka naga soo gaaraya Degmada Jariiban Ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Saddex Carruur ah oo wada dhashay ay ku dhinteen Degmadaasi,kuwaas oo uu soo ritay Xanuunka Jadeecada oo ka mida Lixda Cudur ee Dilaaga ah.

Mustaf C/salaan oo ah Aabaha dhalay Saddexdaas Carruurta ah ee ku dhintay Degmada Jariiban ayaa sheegay in Carruurta uu ka keenay  Miyiga Degaanka Bali-busle Ee Waqooyi Bari  Gobolka Mudug,waxaana uu intaas ku daray in Carruurta oo qabay Jadeeco la duray islamarkaana loo maleynayo in ay Sababsadeen Cirbadda la duray.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Z0000003 - My Recording     

About Marwaan