Templates by BIGtheme NET

War Deg Deg ah:- Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Gen Cirfiid oo iscasilay

Muqdisho–KNN--Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Gen Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa Goor dhow iska casilay Xilka Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka ,waxaana la Magacaabay Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Xoogga Dalka.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa sidoo kale lagu Magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xoogga Dalka,waxaana laga dhigay Gen Cabdi Jaamac Warsame Gorad.

Illaa hadda lama shaacin Sababta rasmiga ah ee uu isku Casilay Taliyihii Ciidamada Milatariga Soomaaliya Gen Axmed Jimcaale Cirfiid.

Wixii ku soo kordha dib kala soco Insha Allah

 

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*