Templates by BIGtheme NET

War Deg Deg ah:-Qarax ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho

Muqdisho–KNN– Qarax Gaari loo adeegsaday ayaa Goor Dhow ka dhaca Duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degaanka Weedow,waxaana la sheegay in Qaraxa lala Beegsaday Ciidamo ka tirsan kuwa Midawga Afrika ee AMISOM.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu Geystay Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac,waxaana Dadka Qaraxa ku dhintay ku jira Dad Shacab ah oo goobta marayay.

Faah-faahinta dib kala soco Insha Allah

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*