Templates by BIGtheme NET

Galmudug oo Shacabka Somaliland ugu baaqay inay ka shaqeeyaan Midnimada Umada(Warsaxaafadeed).

Dowlad Goboleedka Galmudug waxa ay si diirran u soo dhaweyneysaa  Doorashadii ka dhacday 13 kii  Nov 2017 dhamaan gobolada maamulka Soomaaliland , oo ay ku tartameen sadaxda Xisbi ee kala ah Ucid , Kulmiye iyo Wadani.

Halkan ka Akhriso warsaxaafadeedka:

Galmudug oo soo dhaweysay Madaxweynaha Soomaaliland (1)

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*