Templates by BIGtheme NET

Dhageyso:- Taliska Booliska Puntland oo ka hadlay Dilka Sargaalka lagu dilay Gaalkacyo

Gaalkacyo–KNN– Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Ee Maamulka Puntland  Aadan Nuur Qaal oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamada Booliska Puntland ay wadaan Baaritaano ay ku ogaanayaan Cidda ka dambeysa Qaraxa Gaarigiisa loogu xiray Taliyaha Saldhigga Suuqa Magaalada Gaalkacyo.

Halkaan Riix si aad u dhageysato Faah-faahin Dhameystiran

 

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*