Templates by BIGtheme NET

Ciidamo AMISOM ah oo Maanta gaaray Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb-KNN-Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug kuwaas oo u jeedka ay u tageen dhuusamareeb lagu sheegay in ay sugaan amaanka magaalada inta lagu guda jiro booqashada madaxweynaha soomaaliya Maxamed c/llaahi Farmaajo ku joogo deegaano ka tirsan kuwa uu ka arimiyo maamulka Galmudug.

Ciidamadaan hadda gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa ah kuwoo aad u qalabeysan oo sita gaadiid dagaal iyo hubka nuucyadisa kala duwan.

Ciidamadaan ayaa fadhiisin kooda wuxuu ahaa magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*