Templates by BIGtheme NET

Golaha Wakiilada Soomaliland Oo Ansixiyay Golaha wasiirada Cusub ee uu Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi

 Hargeysa-KNN-Golaha Wakiilada soomaaliland ayaa maanta ansixiyay qaar ka mid ah Golaha wasiirada ee soomaaliland, 10 wasiir iyo 12 wasiir ku xigeen oo ka tirsan xukumada cusub ee madaxweyne Muusa biixi Cabdi ayaa maanta cod gacan taag ah Waxaa u qaaday Golaha wakiilada ee soomaaliland.

Wasiiradaan maanta hortagay golaha wakiilada soomaalialnd ayaa ah kuwa hada la wareegay xafiisyadooda.

Maalmaha soo socda ayaa la filyaa in Golaha wakiilada la hor keeno qaar kale oo ka tirsan Golaha wasiirada soomaaliland.

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*