Templates by BIGtheme NET

Gudoomiye Taabid oo sheegay Xiliga laqabanayo shirkii looga hadlaayay Maqaamka Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay xilliga uu dib u furmayo shirka nabadeynta iyo horumarinta oo qorshuhu ahaa in uu furmo 7dii bishaan January isla markaana dib u dhacay.

Guddoomiye Taabid ayaa sheegay in SHirkaas uu Muqdisho ka furmayo 28ka Bishan January,islamarkaana sidii loogu talagalay uu u qabsoomayo.

Shirkan waxaa uu Duqa Muqdisho horay ugu shaaciyay in uu furmayo 7 Bishan hayeeshee dib ayuu u dhacay iyada oo ay soo baxeen  warar sheegaya in shirkaas uu ka dhashay khilaaf madaxda dhexdeeda ah, ayadoona hada aan la ogeen halka ay ku danbeeyaan khilaaf yadaas saameynta ku yeeshay kirkaan muqdisho ka furmi lahaa muqdisho todobaadkii aan soo dhaafnay.

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*