Guure
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (26=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin  iyo Cabdiqani Cabdullahi

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (26-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee

Read More
Uncategorized

Dilalka Suuqa Bakaaraha oo kordhay.

Muqdisho-KNN-Bishaan Ramadaan dilalka ugu badan ee dhacay waxaa laga geestay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana suuqa uu noday meel ay ka taagan

Read More
Uncategorized

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo maanta dhaariyay Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Kheyrre+SAWIRO

Muqdisho-KNN-Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Villa Hargeysa ku dhaariyay Wasiirada Cusub ee Xukumadda Soomaaliya kuwaas habeen hore

Read More
Uncategorized

Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Tukeraq.

Muqdisho-KNN- Ismaaciil Macalin Muuse Guddoomiyaha Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujiyay xaaladda sii xumaaneysa

Read More
Uncategorized

Khilaaf kasoo cusboonaaday Galmudug

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir ayaa saaka gaaray magaalada Cadaado oo horay u aheyd xaruntii KMG

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(26-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (26-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:-  Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (26-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (26-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdulahi Ibraahim:- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–

Read More