Guure
Uncategorized

Xaaladda Tuulada Hermanus Ee Cape Town Oo Maanta Kacsan – Dukaamo Badan ayaa la Boobay Qaarna Waa La Gubay !

Cape Town-KNN-Boob lama filaan ah oo si xawli ah ku bilowday xalay ayaa kusii fiday Xaafadda Hermanus, iyadoo sida la xaqiijiyey la bililiqaystay

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (26-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Sports

Umititi oo Diiday in uu ka hadlo Doonista uga imaaneeysa Manchester United

Muqdisho-KNN-Daafaca Barcelona Samuel Umtiti ayaa diiday inuu ka hadlo  suurtogalnimada inuu ku biirayo Manchester United xagaaga soo aadan. 24 jirkaan ayaa haatan  qandaraas 

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (26-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] Farsamadii:-Iqra

Read More
Uncategorized

Maamulka gobalka Banaadir oo faah faahin ka bixiyay qarax ka dhacay deyniile.

Muqdisho-KNN-Afayeenka maamulka gobalka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo la hadlay Idaacadda kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay qarax ka dhacay degmada deyniile gobalka

Read More
Uncategorized

Qarax ay ku dhinteen Askar ka tirsan ciidanka Dowlada oo ka dhacay Degmada Deyniile.

Muqdisho-KNN-Qarax khasaaro badan  dhaliyey ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay Xaafada Odweyne oo ka tirsan degmada deyniile ee Gobolka Banaadir,iyadoona la sheegay in

Read More
Uncategorized

Muranka u dhexeeya Gudoonka Golaha Shacabka oo Weji kale Yeeshay.

Muqdisho-KNN-Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mahad Cabdala Cawad oo ka jawaabayey Warqad ka soo baxday gudoomiye ku xigeenka 1aad ee

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha G/Gedo oo sheegay in Talaadadda uu kulan dhexmari doono Wafuud kala Socda Somalia iyo kenya.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamud Maxamuud Axmed ayaa sheegay in keddib wadahadal dhexmaray Uhuru Kenyatta iyo Madaxweyne Farmaajo guddi isaga uu hoggaaminayo ay taladaada

Read More
Uncategorized

Xildhibaanada ka tirsan Golaha Shacabka oo ka hadlay go’aanada is diidan ee ka soo baxay gudoonka G/Shacabka.

Muqdisho-KNN-Xilli khilaaf ba’an uu hareeyay shaqadii Xubnaha Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana go’aano is diidan ka soo kala baxay Gudoomiye ku xigeenka 1aad

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (26-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More