Guure
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (25-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:- Farsamadii:-Maxamed  Dalal  Maxamuud

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Dowladda Itoobiya oo dhulkeeda ku darsatay magaalo ku taala G/Bakool.

Xudur-KNN-Maxamed Iidle Geedi  oo ah Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya Islamarkaana la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in  dhawaan uu gaaray

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Ciidamo Soomaali ah oo maanta ku wajahan Xadduuda degmada Belad-xaawo.

Belad-xaawo-KNN-Guddoomiye ku xigeenka amaanka ee gobalka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji ayaa Idaacadda kulmiye u sheegay in ay sii xoogeysaneyso xiisadda ka taagan Xadduuda

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Maamulka Ahlusunna oo maanta ku dhawaaqaya Xildhibaanada uga mid noqonaya Galmudug.

Dhuusamareeb-KNN-Wali waxaa si dar dar leh ku socda isku dhafka Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna oo sanadkii hore iyo bilaawgii sanadkaan heshiisyo ka gaaray

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Dhaawacyo ka dhashay Bam gacmeed lagu weeraray Guri dad shacab ah ay ka daganaayeen Yaaqshiid.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhaawacmay qarax lagu weeraray Guri ku yaala meel u dhaw xarunta degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir sida

Read More
Uncategorized

Madaxda AMISOM oo Gudoomiye Jawaari ka aqbalay arin uu ka dalbaday.

Muqdisho-KNN-Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee uu mooshinka ka yaallo oo ay wehliyeen Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad,

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (24-03–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Uncategorized

Soomaaliya oo ka qayb gashay bandhigga Todobaadka dhaqamada oo lagu qabtay Masar.

Waxaa Todobaadkan Magaalada Qaahira ee caasimadda Dalka Masar lagu soo gaba-gabeeyay bandhigga dhaqannada Aradyda wax ka barata Dalkaasi oo ay Soomaalidana qayb ka

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Madaxweynaha Jubbaland oo marki u horeysay ka hadlay darbiga laga dhisayo xuduuda Soomaaliya iyo Kenya.

Kismayo-KNN-Xilli darbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduuda Soomaaliya ay la wadaagto gaar ahaan gudaha dhulka Soomaaliya ayaa waxaa arinkaasi marki u horeysay ka

Read More