Guure
Uncategorized

Puntland oo amaro ka soo saartay isku socodka gaadiidka iyo dadka

Garowe-KNN-Maamulka Puntland ayaa amaro dul dhigay Gaadiidleyda iyo dadka kuwaas oo isaga kala goosha magaalooyinka Garowe iyo Laascaanood. Guddiga Difaaca ee maamulka Puntland

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (22-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee

Read More
Uncategorized

Somaliland oo shegtay in ay kordheen tiradda dadkii ku dhintay Duufaanta.

Hargeysa-KNN-Tirada dadka ku dhintay roob dabeylo xoogan watay oo maalmahaan ka da’ayay deegaanada Somaliland ayaa korortay sida laga soo wariyay gobolada waqooyi. Soomaaliland

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdulahi Ibraahim:- Farsamadii:-shaafici yuusuf dahir:–

Read More
Uncategorized

Maxkamad ku taal Turkiga oo xukuno ku riday dad ka badan 100 ruux

Muqdisho-KNN-Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa xabsi daa’in ku xukuntay 104 qof oo horey uga tirsanaa ciidamada dalkaasi. Waxaa dadkani lagu soo oogay

Read More
Uncategorized

Warar dheeraad ah oo ka soo baxa qarax xalay lalabeegsay ciidamo ka tirsan dowlada

Muqdisho-KNN-Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay fiidkii lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya kuwaas marayay meel aan

Read More
Uncategorized

Maamulka Jubbaland oo amaro dul dhigay hay`adaha ka howgalo deegaanadaas.

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa fariin adag u diray hay`adaha ka howgalo deegaanada maamulkaas wuxuuna ka dalbaday in ay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
News in English

Somalia: Floods caused 35 million dollar damage in Mogadishu

Mogadishu-KNN-Governor of Banadir region Abdi rahman Omar Osman Yarisow gives the first time details about the damage caused by heavy rains fall on

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (21-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay

Read More