Guure
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (21-05–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Uncategorized

Kooxo hubeysan oo caawa qof shacab ah ku dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Kooxo ku hubeysan Bistoolado ayaa caawa salaadii Maqrib kadib qof shacab ah ku dilay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir. Dad goobjoogayaal ah oo

Read More
Uncategorized

Duqa Muqdhisho oo sheegay khasaaraha ka dhashay Roobabkii ka da’ay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa faafaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay roobabkii mahiigaanka ahaa ee

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (21=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim  Cabdullahi  iyo 

Read More
Uncategorized

Soomaaliya iyo Q.M oo dalbaday $80 milyan oo wax loogu qabanayo dadka dhibaateysan

Muqdisho-KNN-QM iyo dowladda Soomaaliya ayaa codsi wada jir ah ku dalbaday 80 million oo doolar si caawimaad deg-deg ah loo siiyo dadka ay

Read More
Uncategorized

Maamulka Jubbaland”si loo yareeyo waxyeelada ay geystaan Al-shabaab dagaal ayaan ku qaadeynaa”

Kismaayo-KNN-Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ee deegaanada Waqooyiga Magalada Kismaayo Xasan Maxamed Aadan  oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay dhibaatooyinka kala duwan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(21-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (21-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:–Iqra Axmed

Read More
Uncategorized

Maamulka Koofur Galbeed oo amaro duldhigay Ajaanibta ku sugan deegaanada maamulkaasi

Baydhabo-KNN-Wasaarada amniga maamulka Koofur Galbeed ayaa amar duldhigtay ajaanibta ka shaqeeya hay`adaha ka howgalo deegaanada Koofur Galbeed, kuwaas oo laga dalbaday in ay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (21-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee

Read More