Guure
Barnaamijyo Keydka Sawiradda Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(20-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

SAWIRRO:-Xubno ka socda Q.M oo maanta gaaray Dhuusamareeb.

Dhuusa-mareeb-KNN-Xubno ka socota Qaramada Midoobay, ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Xubnahaan ayaa u badnay Saraakiil qaabilsan oo dhanka ammaanka

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (20-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (20-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Cabdisalaan Cumar. Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud;-

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Ganacsato la kulmay Al-shabaab oo lagu xeray Jowhar oo ka hadlay xerigooda.

Jowhar-KNN-Waxaa wali magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ku xeran illaa iyo 17 ka mid ah ganacsatada xoolaha iyo ganacsatada caadiga ah ee

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (20-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:– Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-

Read More
Uncategorized

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday sarkaalkii ka danbeeyay dilkii Siciid Mariine.

Muqdisho-KNN-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa goordhow waxa ay xukun ku riday Sarkaalkii ka dambeeyay dilkii Taliye ku xigeenkii ciidanka Badda Soomaaliya

Read More
Uncategorized

W/Dastuur Koofur-galbeed oo sheegtay in ay joojisay wada shaqeyntii kala dhaxeysay W/dastuurka Soomaaliya.

Baydhabo-KNN-War ka soo baxay Wasaarada Dastuurka Maamulka Koofur-Galbeed ayaa lagu sheegay in xariirkii ay la haayeen wasaarada Dastuurka Soomaaliya ay u jareen, sidaasi

Read More
Uncategorized

Dowlada Kenya oo maleeshiyo deegaanka ah dhigtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya.

Muqdisho-KKN-Dowlada Kenya ayaa  bilowday qorshe ay ku dooneyso inay ku adkeyso Amaanka deegaanada dhaca xadka ay lawadaagaan Soomaaliya, Gaar ahaan Gobolka Waaqoy bari

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More