Guure
Uncategorized

Hogaamiyayaasha Wadamada Muslimka oo isku raacay in la sameeyo ciidammo caalami ah oo ilaaliya Falastiiniyiinta.

Muqdisho-KNN-Shirkan degdega ah ee madaxdaasi yeesheen ayaa waxa uu yimid kaddib markii ciidammada Israa’iil ay dileen ku dhawaad 60 qof oo Falastiiniyiin ah

Read More
Uncategorized

Ciidamada Kenya oo la shaaciyay waqtiga dalka ay ka baxayaan

Muqdisho-KNN-Ciidamadda military-ga Kenya ayaa loo waqtiyeeyay in ay Soomaaliya uga baxaan muddo Labo Sano gudahood ah sida uu Daabacay Wargeeyska the standerd ee

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (18-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (18=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin iyo  Cumar

Read More
Uncategorized

Ra`iisul Wasaarihii hore ee Malaysia oo gurigiisa laha helay Boorsooyin lacag ah

Muqdisho-KNN-Booliiska dalka Malaysia ayaa sheegay in ay qabteen boqollaal kaartoon oo ay ka buuxaan waxyaabo qaali ah iyo boorsooyinka ay ka buuxaan lacago

Read More
Uncategorized

Saraakiil abaabulaya xiisad dagaal oo ka socda Soomaaliland iyo Puntland oo  gaaraya Tukaraq

Tukaraq-KNN-Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa kusii qul qulaya saraakiil ciidan oo ka socda dhinacyada ku dagaalamaya deegaankaasi. Saacadihii lasoo dhaafay waxaa

Read More
Uncategorized

Roobab dabeylo xoogan wata oo ka da`aya deegaanada Putland

Boosaaso-KNN-Waxaa xalay ilaa maanta sii kordhaya roobab dabeyla wata oo horay cir bixiyeenadu ay u digeen ayaa ka da`ay qeybo ka mid ah

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(18-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (18-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee

Read More
Uncategorized

Wax ka ogow Aduun lacageedka ku baxaya Arooska Amiir Harry iyo Meghan ee Dalka UK.

Muqdisho-KNN-Saacado kooban ayaa naga xiga maalinta sida weyn loo wada sugayo ee arooska sanadka loogu magac daray, taasoo ah maalinta Amiir Harry oo ka tirsan

Read More