Templates by BIGtheme NET

Author Archives: admin

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (16-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cabdisalaam Cumar  ;-

Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud :-

Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka ogaal oo dmeytiran:-

Maleeshiyadii Mukhtaar Roobow ee Abal oo Abaabulaya dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Xudur-KNN-Wararka naga soo gaarayo gobalka Bakool ayaa koofur Galbeed ee Soomaliya ayaa soo sheegayo in ay halkaasi ka jitro xiisad dagaal iyo Abaabul ay wadaan Ciidamo taabacsan Shiikh Mukhtaar Roobow Cali “Abuu Mansuur” oo shalay dagaal culus la galay Al-Shabaab.

Goob joogayaal ku sugan deegaanka Abal ee gobalka Bakoo ayaa Idaaacadda Kulmiye u xaqiijiyay in ay halkaasi ka socoto dhaq dhaqaaq ciidan oo ay sameynayaan ilaa 3 ciidan oo kala maleeshiyada Abuu Mansuur iyo Ciidamada Xoogga iyo Ciidamo ka tirsan Milatariga Itoobiya oo soo gaaray Abal maalmihii la soo dhaafay.

Abaabulka dagaal ee maanta ka socda gobalka Bakool ayaa daba jooga dagaal culus oo shalay ka dhacay deegaanka Abal oo muddo ka badan 3 sano saldhig u aheyd Shiikh Mukhtaar Roobow Cali “Abuu Mansuur”

Shiikh Mukhtaar Roobow ayaa Dagaalkii shalay ku waayay dagaalamayaal badan uu ka mid ahaa Wiilkiisa C/llaahi Shiikh Mukhtaar Roobow iyo Taliyihii Maleeshiyada Abuu Mansuur, wararka laga helay Taliyaasha Ciidanka ayaa sheegaya in caro ka dhalatay dilka dagaalamayaasha Abuu mansuur ay sabab u tahay abaabulka maanta halkaasi ka socda.

Somalis face ‘slave ship conditions’ on failed deportation flight

Ninety-two Somali immigrants, set to be deported from the US, found themselves shackled at the hands and feet and

The Somalis left Louisiana on Dec. 7. Their flight, chartered by US Immigration and Customs Enforcement, was bound for Mogadishu, the capital of Somalia. But the plane never arrived.

After landing in Dakar, Senegal, on Africa’s west coast, the one-way flight became a round trip, back to the US. Why that happened, though, remains subject to dispute.

The 92 immigrants, now being held at the Krome and Glades detention facility outside Miami, are consulting with their lawyers.

The passengers say they were denied food and water and weren’t allowed to use the bathroom. “One of my colleagues characterized them as slave ship conditions,” says attorney Kimberly Hunter, who represents two of the passengers on the flight.

“ICE disputes accounts about lack of adequate food, water and restrooms — although those inadequacies are consistent with reports that we’ve had from our clients,” she says.

According to ICE, the flight was returned to the US because the relief flight crew was unable to get sufficient rest.

“So [the passengers] were held on the tarmac to allow the crew to rest and subsequently, due to ‘logistical concerns,’ returned to the US,” Hunter says.

But Hunter believes the flight was turned back for another reason.

“Somali media report that, due to protests taking place in Mogadishu pertaining to the Jerusalem decision by [the Trump] administration, the security situation just became completely untenable as far as allowing that flight to land,” she says.

Hunter believes ICE will try to send the group to Mogadishu again soon. Once in Somalia, even those who might have grounds to appeal their deportation will be unable to return.

“I think it’s reflective of the Trump Administration’s overall crackdown on immigration as well as reflective of their attitude towards Somalia and towards Muslims,” she says.

One of her clients, Abdoulmalik Ibrahim, could, in theory, be allowed to return to the United States because his American wife is entitled to file a petition for him.

“But he’s got no way to actually return now or in the near future, with the fact that the Somali travel ban has recently been allowed to continue.”

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (16-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Xuseen Cabdulle Maxamed ;-

Farsamadii:- Maxamud Dalal Maxamuud:-

Halkaan  Ka Dhageyso BarnaamijkaFalanqeynta:

US Defense Secretary Optimistic About Improving Somalia Accountability.

U.S. Secretary of Defense Jim Mattis said Friday that he was optimistic about improving Somali accountability concerning the distribution of American aid to Somali armed forces, much of which was suspended because of corruption concerns.

“I’m sure we can get this thing under control, even if it’s not for the whole, but for parts of it,” Mattis told reporters at the Pentagon.

The suspension reflected the Somali military’s repeated inability to account for aid items, such as food, fuel and weapons.

‘Pause’ in assistance

The massive “pause” in aid is being made “to ensure that U.S. assistance is being used effectively and for its intended purpose,” a State Department official said.

It will “affect the majority of U.S. logistical support and stipends assistance” to the Somali armed forces “until additional transparency and accountability measures are in place,” Marion Wohlers, the spokesperson for African affairs at the State Department, told VOA.

The Somali government has agreed to develop new accountability criteria that meet American standards, a State Department official said.

Mattis said changing a “culture of corruption” takes time, adding that Somalia had “finally got a president worth supporting.”

FILE - Members of the Somali military perform a defensive drill after attending a commando training exercise in Mogadishu, Jan. 20, 2016.

FILE – Members of the Somali military perform a defensive drill after attending a commando training exercise in Mogadishu, Jan. 20, 2016.

“We have a good relationship with President [Mohamed Abdullahi] Farmajo and his administration, but as you know, he inherited a very difficult situation,” Mattis said.

Some assistance to continue

Somali security force members who are actively fighting al-Shabab and receiving some form of mentorship from either the U.S. or a third party will continue to receive appropriate assistance, officials said.

According to documents obtained by the Reuters news agency, the Somali military has been unable to properly feed, pay or equip its soldiers, despite having received hundreds of millions of dollars of American support.

A U.S.-Somali team sent to nine Somali army bases between May and June of this year found that evidence of the arrival of food aid or its consumption by soldiers was present at only two of the bases, Reuters reported.

Plans to suspend the support will be a “big setback” to the effort by Somali security forces to fight al-Shabab, warned former Somali Defense Minister General Abdulkadir Ali Dini.

Dini, who worked closely with American officials in Somalia for many years, first as chief of the Somali national army and later as defense minister, said the decision did not come at the right time.

“If the United States suspends food, fuel and stipends, that will hamper the war and work against the enemy and terrorists,” he said. “It does not help these operations, and it damages morale.”

VOA

Taliyaha Ciidamada Xoogga oo maanta furay wadooyin ku xirmay Dagaalkii Gaalkacyo + SAWIRO

Gaalkacyo-KNN-Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliyeed Cabdi-wali Jaamac Gorod iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta ku guuleystay in ay furaan wadooyinkii ku xirmay dagaalkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.

Wadooyinka la furay oo muhiim u ahaa isku socodka magaalada iyo ganacsiga Gaalkacyo ayaa ku xirmay dagaalkii dhawaan ka dhacay Suuqa ganacsiga ee Gaalkacyo kaas oo dhaxmaray maleeshiyo ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.

Waan waan maalmahaan ka socotay Gaalkacyo oo garwadayn ka ahaa Madaxweynaha Galmudug Xaaf ayaa keentay in la furo wadooyinkaan sida uu sheegay Taliyaha Xoogga Soomaaliya.

Xaalada degaanka Abal oo saakay degan,kadib markii Wiil uu dhalay Sheekh Muqtaar Roobow dagaal lagu dilay.

Xudur-KNN-Wararka Naga Soo gaaraya Degaanka Abal oo 18 Km u jirta Degmada Xudur ee gobalka bakool ayaa sheegaya in saakay ay degan tahay xaalada degaankaasi,kadib markii ay wada dagaalameen Ciidamada Maamul koofur galbeed,oo garab ka helaya maleeshiyaad taabacsan Sheekh Muqtaar Roobow abuu mansuur.

Dhinacyadii uu dagaalka ku dhexmaray Degaanka Abal ayaa la Soo Sheegayaa inay is hor fadhiyaan,iyadoona laga Cabsi qabo in Markale uu dagaal culus dhexmaro ciidamada Maamuilka koofur galbeed,Maleeshiyaad Taabacsan Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab.

Ilo Wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa Idaacadda Kulmiye u Sheegay in Dagaalka uu sababay khasaaro isugu jira Dhimasho.

Balse Dagaalkii shalay  ayaa waxaa lagu dilay Cabdullaahi Muqtaar Roobow iyo Taliyihii Abuu mansuur,ninka lagu magacaabo Manuur ganeey.

Mukhtaar Roobow Abuu mansuur ayaa muddooyinkan waday abaabul iyo qorshayaal dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab, waxaana uu dhowaan tagay magaalooyinka Baydhabo, Xudur iyo Kismaayo oo uu maalmo ka hor uu gaaray.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka Abuu Mansuur iyo Maamulka Koofur Galbeed oo ku aadan dagaalkii ka dhacay deegaanka Abal ee gobalka bakool,Basle Xaalada ayaa waxaa ay tahay mid aad u degan.

Gudoomiyaha gobalka Banaadir oo Culimada Soomaliyeed ugu baaqay in dhalin yarada Soomaaliyeed ay Wacyo geliyaan

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed mar uu la hadlay war baahinta ayuu ka dalbaday culimadda Soomaliyeed, imaamyada masaajidyada iyo waliba macalimiinta dugsiyada qur’aanka ee ku yaala Magaalada Muqdisho in ay u istaagaan la dagaaalanka afkaarta guracan ee Al-Shabaab ku marin habaabinayaan dhalinyarada Soomaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale  gudoomiye Thaabid ayaa sheegay inay ka doonayaan culimadda Soomaliyeed, macalimiinta dugsiyada qur’anka iyo waliba imaamyada masaajidyada in ay u diyaar garoobaan dagaal lala gelo Al-Shabaab ,maadaama buu yiri ay ku dhameeyeen shacabka soomaliyeed musiibadii Zoobe oo kale, islamarkaana aan ka qeyb qaadanaa dagaal ka dhanka ah ee Al-Shabaab, kaasi oo ay ku dhawaaqday dowladda Soomaliya goor hore.

Halkan ka dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobalka Banaadir

Cod 1 Thaabid Cabdi MAxamed     

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (16-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:- Cali Mahad Ibraahim   iyo Xasan Maxamed Aweeys  :-

Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Halkaan Riix si aad u dhageysato Warka Subax ee KNN:-

Madaxwaynaha Zimbabwe oo balanqaaday in dimuqraadiyada uu xushmayn doono

Xisbiga haya talada dalka Zimbabwe ee ZANU-PF ayaa taageeray in madaxwayne, Emmerson Mnangagwa, uu noqdo hogaamiyaha xisbiga.

Madaxwayne Mnangagwa ayaa sidoo kale noqonaya musharaxa tartanka madaxwaynanimada ugu qayb gali doona doorashada sanadka soo socda.

Kulanka sanadlaha ee ay yeeshaan golaha fulinta ee xisbiga ayaa waxa xisbiga laga ceyriyay madaxwaynihii hore Robert Mugabe iyo xaaskiisa, Grace,iyo dadkii ay siyaasad ahaan ay aadka isugu dhawaayeen.

Mr Mnangagwa oo khudbad u jeediyay saraakiisha xisbiga ayaa sheegay in hogaankiisa xisbiga,ZANU-PF uu xushmayn doono geedi socodka dimuqraadiyadda.

Waxa uu sheegay in geedi socodka isbadalka lagu samaynayo arrimaha dhulka ay tahay mid joogto ah.

Xilligii uu Mr Mugabe,ahaa madaxwaynaha Zimbabwe ayaa dadka caddaanka ah lagala wareegay beerahooda.

Waa kulankii ugu horreeyay oo ay yeeshaan golaha fulinta ee xisbiga ZANU-PF tan iyo intii uu xilka ka dagay Mr Mugabe.

Robert Mugabe ayaa dalka Zimbabwe xukumayay muddo 37 sano.