Templates by BIGtheme NET

Author Archives: admin

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (18=10=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:–Xuseen Cabdulle Maxamed  iyo  Cabdiwahaab Xuseen Muxudiin:-

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkan  ka Dhageeso Warka Habeen Ee Radio kulmiye:–

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{18-10-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini Faarax iyo Farxiyo Xuseen Cali:-

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan  ka dhageyso Barnaamijka Galab Wanagsan:-

M/weyne Farmaajo “Al-Shabab ayaa ka dambeeyay qaraxii Zoobe”.

Muqdisho–KNN–M/weynaha Soomaaliya Max’ed Cabdullahi Farmaajo oo la hadlay Telefisinka Al-Jazeera ayaa sheegay in marka loo eego sida ay wax uga dhaceen isgoyska Zoobe 14 kii bishaan ay cadaynayso in qaraxaas ka dambeeyaan Al-Shabab.

M/weyne Farmaajo waxaa uu xusay in qaraxii Zoobe uu yahay mid dhibaato badan geystay marka loo eego sida uu dhacayna ay muujinayso ficilada Al-Shabab

In Al-Shabab ay leeyihiin ficilada noocaan oo kale ah willibana ay qaraxyo noocaan oo kale ah ayagu uun geysteen taasoo cadaynaysa buu yiri M/weynuhu in Al-Shabab mas’uul ka yihiin qaraxii Zoobe ka dhacay oo galaaftay nolosha in ka badan 300 oo ruux.

Mar M/weynuhu  ka hadlayay sababta ay Shabab u sheegan waayeen mas’uuliyadda qaraxa ayaa waxaa uu sheegay inay uga gabsadeen khasaaraha uu shacabka u geystay oo badan.

“Waa ay sheegan lahaayeen laakiin waxay dareemeen inta uu le’eg yahay khasaaraha uu geystay sidaas ayay uga aamuuseen laakiin ayagaa geystay” ayuu yiri m/weynaha Soomaaliya Max’ed Cabdulaahi Farmaajo oo la hadlayay Tv,ga Al-Jazeera.

M/weynuhu waxaa uu caalamka ka codsaday inay dawlada Soomaaliya ku gacansiiyaan dagaalka ay Al-Shabab kula jiraan haddii kale ay fikradahooda gaarsiin doonaan dalalka Maraykanka iyo Yurub.

In kastoo Shabab diideen in weerarkaasi iyagu ka dambeeyeen haddana dad badan ayaa aaminsan in Shabab ay ka dambeeyeen weerarkii dadka badan noloshooda galaaftay ee Zoobe ka dhacay.

(Daawo)Madaxweynaha soomaaliya oo ka qeyb galaya banaanbax ka socda garoonka Istaadiyow koonis ee muqdisho

Muqdisho-KNN- Maxamed Cabdullaahi farmaajo Madaxweynahaha Soomaaliya ayaa goordhow tagay garoonka kubada cagta ee Istaadiyow koonis ee degmada cabdi Casiis ee Gobalka banaadir,halkaasi uu ka socdo banaan bax ay dhigayaal boqolaal dadweynaha.maadaama ay kaga soo horjeedaan Qaraxii lagu xasuuqay dadkii shacabka ahaa eek u sugnaa Isgooska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa goobta ku sugan R/Wasaaraha Dalka Xasan Cali khayre,Golaha Wasiirada,Xildhibaanada baarlamaanka,gudoomiyaha Gobalka banaadir,ururada bulshada Rayidka ah iyo Dadweyne Aad u fara badan oo kala Yimid Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Waxaana weli soconaya khudaha ay jeedinayaan Masuuliyiinta dowlada ee ka qeyb galaya banaanbaxa.

Waxaana Haatan Dadweynaha la hadlayay gudoomiyaha Gobalka banaadir Thaabid Cabdi Maxamed,isagoona Shacabka Soomaaliyeed ugu tacsiyeynayaa dhibaatadii gaartay.

Wariyaheena Axmed maxamed ibraahim ayaa soo sheegayaa in guud ahaan garoonka kubada cagta istaadiyow koonis ay buux dhaafiyeen dadweyne aad u fara badan.

la soco wixii ku soo kordha

Thousands in Somali capital march in defiance after attack.

Thousands of people took to the streets of Somalia’s capital Wednesday in a show of defiance after the country’s deadliest attack, as officials shared a detailed account of how Saturday’s truck bombing that killed more than 300 was carried out. They said two people have been arrested.

Wearing red headbands, the crowd of mostly young men and women marched through Mogadishu amid tight security. They answered a call to unity by Mayor Thabit Abdi, who said “we must liberate this city which is awash with graves.”

Some in Somalia have called the bombing their 9/11, while asking why one of the world’s deadliest attacks in years hasn’t drawn the kind of global attention given to extremist assaults elsewhere.

Another nearly 400 were wounded. Scores remain missing.

“You can kill us, but not our spirit and desire for peace,” said high school teacher Zainab Muse. “May Allah punish those who massacred our people,” said university student Mohamed Salad.

It was not all peaceful. At least three people, including a pregnant woman, were injured after security forces opened fire while trying to disperse protesters marching toward the attack site, said police Capt. Mohammed Hussein. Both Somali police and African Union soldiers were at the scene and opened fire, he said.

Somalia’s government has blamed Saturday’s attack on the al-Shabab extremist group, which often targets Mogadishu but has not commented. Analysts have suggested that al-Shabab, an al-Qaida ally, may have avoided taking responsibility because it did not want to be blamed for the deaths of so many civilians.

A detailed description of the attack emerged. According to a Somali intelligence official investigating the blast, an overloaded truck covered with a tarpaulin approached a security checkpoint outside Mogadishu early Saturday.

The truck, covered in dust, aroused the suspicions of soldiers who ordered the driver to park and get out. The driver, a man who soldiers said behaved in a friendly manner, made a phone call to someone in the capital.

The driver passed the phone to the soldiers to speak to a well-known man who vouched for the truck and persuaded soldiers to allow it into the city, said the Somali intelligence official.

Once through the checkpoint, the truck began to speed along the sandy, potholed road and raced through another checkpoint where soldiers opened fire and flattened one of its tires.

The driver continued before stopping on a busy street and detonating. The blast leveled nearly all nearby buildings in one of Mogadishu’s most crowded areas.

The man who vouched for the truck has been arrested and is being held in jail, the Somali intelligence official said.

The massive bomb, weighing between 600 kilograms and 800 kilograms (1,300 pounds and 1,700 pounds), was meant for Mogadishu’s heavily fortified international airport, according to security officials. Several countries’ embassies are located there.

The driver probably decided to detonate on the street instead because several checkpoints still lay ahead, the Somali intelligence official said.

“Another reason that he would not proceed further is the fact that security forces were coming after it,” the official said, speaking on condition of anonymity because he was not authorized to speak to reporters.

The truck bomber had an accomplice driving a smaller car, a Toyota Noah minivan packed with explosives that took another route, said another Somali intelligence official who spoke on condition of anonymity because he was not authorized to speak to reporters. Security forces stopped the vehicle at a checkpoint near the airport, forcing the driver to park and get out.

As soldiers questioned the driver, the minivan detonated, the official said.

The minivan’s driver is currently in a prison in Mogadishu, said a senior Somali police officer, Capt. Mohamed Hussein.

Somalia last year saw its highest-ever number of attacks from improvised explosives, at least 395, up from about 265 the year before, according to a threat assessment by the Nairobi-based Sahan research group. Since 2013, when there were 33 such attacks, the threat has grown quickly.

Al-Shabab’s capacity to produce and transport ever-larger explosives is improving, the assessment said. Vehicle-borne improvised explosive devices have increased from between 100 and 200 kilograms in 2015 to between 800 and 1,000 kilograms in 2016.

—AP

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{18-10-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini Faarax:

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Kulanka KNN oo Dhameystiran:-

(Dhageyso)Hay’adaha garsoorka oo ka qeyb qaadan doono gurmadka loo sameynayo dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe.

Muqdisho-KNN-Kadib kulan looga hadlayay Qaraxii lagu xasuuqay dadkii shacabka ahaa ee ka dhacay isgooska Zoobe ee magaalada muqdisho ayaa maanta maxkamada sare ee dalka waxaa ay sheegtay in garsoorayaasha dalka ay bilaabeen sidii ay ugu gurman lahaayeen Dadkaas  ku dhaawacmay qaraxii Zoobe.

Waxaa ayna sheegeen Madaxdii ka qeyb gashay kulanka in hada garsoorayaasha ay wadaan dadaalo loogu samatabixinayo dadkii Shacabka ahaa ee lagu xasuuqay isgooska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa  Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, ee dalka , Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir,kan racfaanka iyo qaar ka mid ah garsoorayaasha dalka.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka  Ibraahim Iidle Suleymaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in lacag dhan 20 kun oo Dollar ay ugu deeqeen dadkii lagu xasuuqay qarixii ka dhacay isgooska zoobe ee magaalada muqdisho.

Halkan ka dhageyso Gudoomiyaha maxkamada sare:

171018_001 - My Recording     

(Dhageyso) Xukuumada Soomaaliya oo Banaanbaxayaasha ugu baaqday inay Si nabad galyo ah u dibadbaxaan.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa ugu baaqay dadka Dibad baxyada sameynaya ee ka mudaharaadaya Xasuuqii Zoobe in ay u banaan baxaan si nabdoon oo aysan sameynin Fowdo iyo Rabshado keeni kara waxyaabo aminga qatar ku ah.

Sidoo kale Wasiir Yariisow ayaa Sheegay in Shacabka ay is dejiyaan oo ay sameeyaan Banaanbax nabad galyo la socoto,isagoona xusay in Banaanbaxayaasha ay dhibaatooyin geysanayaan taasina ay caqabad ku tahay amniga dalka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegay in si wanaagsan ay u socoto howlaha Gurmadka ah ee loo sameynayo dadkii ku waxyeeloobay Musiibaddii ka dhacday KM5 ee Magaaladda Muqdisho.

Halkan ka dhageyso Codka Wasiirka warfaafinta Soomaaliya:

Dagaalamayaal la sheegay inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab oo Weerar ka geystay dalka Mozambique

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha Gobolka koofutra Mozambique  Cabo Delgado,  Haweeyneeyda lagu magacaabo Celmira da Silva ayaa sheegtay in ay Dagantahay Xaaladda Degmadda Mocimboa da Praia Halkaasi oo isbuucyo ka Hor ay Dagaal kusoo qaadeen Dagaalamayaal Dadka Deegaanku ay la xiriirinayaan in ay Al-shabaab.

Ciidamo ka tirsan Booliiska Mozambique oo ka howlgala Degmadda Mocimboa da Praia ayaa Weerar ka kulmay islaamiyiin Hubeeysan, sida uu Boolisku shaaciyay waxa Dagaalkaasi ku dhintay Labo askari oo ka Tirsan Booliiska iyo 14 ka mid ah Kooxihii weerarka Sooqaaday, Dagaalyahanadu waxay Dileen Hugaamiye dhaqameedkii Deegaanka,  Booliskuna waxay Xabsiga dhigeen 52 Ruux.

Iisku dhacyo kale ayaa laga soo wariyay Magaalo Palma la yiraahdo oo Ciidamadda Booliiska iyo jihad doonka Hubeeysan ay markale ku dagaalameen.

Gudoomiyaha gobolka ay Weeradu ka dheceen Celmira da Silva ayaa sheegtay in ay Xaaaladda gobolku Daganaaan kusoo laabatay waxayna Xustay in Baaritaano ay socdaan natiijada kasoo  baxdana ay u Dabaqi doonaan si uusan usoo laaban Falkii dhacay.

Gudoomiyuhu waxay sheegtay in Ciidamadda booliisku ay ku dadaalayaan sidii ay usoo Saarilahaayeen Cidda ay yihiin Kooxda Weerarka Fulisay.

Gobolka Mocimboa waxaa Dagaalamayaasha looga Yaqaanaa Al-shabaab, hase ahaatee wali lama soo bandhigin Cadeeymo Muujinaya in ay Xiriir toos ah la leeyihiin Al-shabaab.

Wargeeys Lagu Magacaabo Newssheet ayaa Baahiyay in Dagaalyahanadda loo yaqaano Al-sunna, ay Xambaarsanyihiin fikrad lamid ah Midda Argagixisadda Caalamiga ah islamarkaana ay Doonayaan in ay Shariicadda islaamka kusoo Rogaaan gobolka, waxayna mamnuucayaan cilmaaniyadda iyo Iibsiga Maandooriyaha.

In kabadan 30 Urur oo ay leeyihiin Musimiinta Dalka Mozambique aya cambaareeyay Werarka.

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{18-10-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi karin Alle ha ka siiyee.

Halkaan ka dhageyso Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka:-