Guure
Sports

Manchester United Chelsea iyo Juventus oo ku dagaallamaya helitaanka ciyaaryahan Bellerin.

Muqdisho-KNN-Manchester United iyo Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ku dagaalamayaan saxiixa daafaca Arsenal Hector Bellerin. 23 jirkaan ayaa qarka u saaran inuu

Read More
Uncategorized

SAWIRO:-Shirkii looga hadlayay amniga Soomaaliya oo ka furmay magaalada Baraasalis

Muqdisho-KNN-Shir looga hadlaya amniga Soomaaliya ayaa goor dhow ka furmay magaalada Baraasalis ee xarunta Midowga Yurub, shirkaas waxaa shir gudoominayo Ra`iisul Wasaaraha xukumadda

Read More
Uncategorized

R/W Kheyre oo la kulmay Wakiilka Arimaha Dibada ee Midowga Yurub  

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa la kulmay Wakiilka Midowga Europe uqaabilsan Arrimaha Dibada iyo Amaanka Federica Mogherini isagoo ka qayb galaya

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{02-05-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(02-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (02-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan Farsamadii:-shaafici Yusuf Dahir:-

Read More
Uncategorized

Kenya oo ku raad joogta raga dhalinyarada Kenyaanka ah u qora Al-shabaab

Muqdisho-KNN-Booliiska Kenya ayaa Baadi goobaya Sadex ruux oo latuhunsanyahay in ay Al-shabaab u qoreen dhalinyaro 13 ah oo ciidamadda Kenya ay dhawaan Al-shabaab

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (02-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo noqotay kooxda geysatay weeraradii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca Afrika

Muqdisho-KNN-Maqaal ey qortay xarunta istaatijiyadda daraasaadka ee mareeykanka ee qaaradda afrika ayaa waxa ey soo saartay daraasad cusub oo ey kaga hadlyeeyso kooxaha

Read More
Uncategorized

Dowladda oo 1 Milyen oo dollar ugu deeqday dadka fatahaaduhu ay saameeyeen

Muqdisho-KNN-Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shaaciyay in Xukuumaddu ay diyaarisay lacag dhan Hal-Milyan oo dollar ($1,000,000)

Read More