Guure
Uncategorized

Wasiirka Waxbarashada oo maanta hortaga Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Wasiirka Waxbarashada xukumadda Fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Daahir ayaa maanta hortagaya Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas Sabtidii aan ka soo gudubnay ka dalbaday Wasiirka in

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (28-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdulahi Ibraahim:- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–

Read More
Uncategorized

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh/Shariif Shiikh Axmed oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Tukeraq.

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey xaaladda deegaanka Tukeraq ee gobalka Sool

Read More
Uncategorized

Cadaado iyo Dhuusamareeb maanta maxaa ka socda?

Cadaado-KNN-Magaalada Cadaado waxaa ku sugan Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne ku xigeenka  Maxamed Xaashi Carabey iyo Xildhibaano aan badneen oo

Read More
Uncategorized

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo ka soo hor jeestay Xil ka qaadistii lagu sameeyay.

Muqdisho-KNN-Ibraahim Iidle Suleymaan Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo wareysi siiyay Idaacadda BBC-da Laanta afka Soomaaliga ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadistii

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (28-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Shiikh Shaakir “Dowladda Faderaalka Soomaaliya waa u Gaftay Maamulka Galmudug”

Dhuusamareeb-KNN-War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa looga hadlay baaq dhawaan ka soo baxay Dowladda

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (27-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (27-05–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Uncategorized

Kooxo hubeysan oo Nabadoon ku dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Kooxo hubeysan ayaa Nabadoon aad looga yaqaanay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ku dilay gudaha degmadaasi. Kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday

Read More