Marwaan
Barnaamijyo Somali News

Dallada SAFE oo sheegtey in aysan aqoonsaneyn natiijada Imtixaanaadkii Dowlada

Muqdisho-KNN-War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Agaasimaha Fulinta  Dallada Waxbarashada ee SAFE Kayse Mayow  Abo Xuseen ,ayaa waxaa uu kaga hadlay Natiijada Imtixaanaadkii ay

Read More
Keydka Sawiradda Somali News Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdiga Jabuuti ee Kasoo Qeyb Galay Xuska1-da Luuliyo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo

Read More
Uncategorized

Guddoomiye Yarisow “Isboortigu wuxuu kaalin fiican ka qaataa Naabdda iyo isdhexgalka Bulshada”

Muqdisho, 28 June 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb kulan ciyaareed qeyb

Read More
Uncategorized

Munaasabad lagu Weyneeynayo Dhalashada Nabigeena Muxamed(NNKH) oo Maanta lagu qabanayo Muqdisho

Muqdisho–KNN– Maanta oo ah 12-ka Mowliid waxaa Wadamo Badan oo Islaam ah ka socota Munaasabado loogu dabaaldagayo Dhalashada Nabigeena Muxamed {NNKH}waxaana Maanta Magaalada

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo Xalay Kormeeray Saldhigyo ku yaalla Muqdisho

Muqdisho–KNN– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wasiirka Amniga Xukumadda Maxamed Abuukar Islow ayaa Xalay Kormeero kala duwan ku bixiyay Saldhigyo ku

Read More
Uncategorized

Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha oo Amartay in la Fasaxo Shaqaalaha Maanta si ay uga qeyb galaan Xuska Dhalashada Nabigeena Muxamed(NNKH)

Muqdisho–KNN–Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Maanta  oo ay taariikhda Hijriyadu ku beegantahay  12-ka Mowliid ay shaqaalaha rayidka

Read More
Uncategorized

Cayaarihii Gobollada ee lagu qaban lahaa Kismaayo oo Muqdisho loo soo Wareejiyay

Kismaayo–KNN– Sida lagu sheegay War ka soo baxay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiiradda Cayaaraha Maamul Gobolleedyada ayaa lagu sheegay

Read More
Uncategorized

Cabsi Saakay ka jirta Degaanka Ceel-cadde Ee Gobolka Hiiraan

Ceel-Cadde– Iyadoo Shalay ay la Wareegeen Dagaalameyaasha Al-shabaab Degaanka Ceel-Cadde Ee Gobolka Hiiraan ayaa Wararka naga soo gaaraya Degaankaas waxey sheegayaan in Saakay

Read More
Uncategorized

Maraykanka oo beeniyay in dadkii lagu diley weerarkii Bariire ay ahaayeen rayid

Dowladda Maraykanka ayaa beenisay in dad rayid ah lagu diley howlgalo laga fuliyay beer ku dhow deegaanka Bariire ee gobolka Sh/hoose 25kii August

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

Abidjan, Nofeembar, 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee

Read More