Marwaan
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

War Deg Deg ah:- Wasiirro ka tirsan Maamulka Hirshabelle oo Iscasilay

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Goor Dhow ay Iscasileen Wasiirro ka tirsan Xukumadda Madaxweynaha Hirshabelle Cali

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{13-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE{13-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Sports

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (13-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (13-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

DHAGEYSO-:K/Galbeed oo faah faahin ka bixisay Abuu Mansuur oo maanta isku dhiibay

Afayeenka Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay Shiikh Muqtaar Roobow Cali Abuu

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

War deg deg ah: Shiikh Muqtaar Roobow oo isku dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur ayaa Xaqiijiyay in Shiikh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur uu isku dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed. Afayeenka Maamulka Maamulka

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Al-shabaab oo Labo Nin ku Toogtay Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe

Wararka laga helayo Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in Fagaare ku yaalla Degmadaasi ay Al-shabaab ku Toogteen Labo Nin oo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Suxufi Cumar Dheere oo Maxkamada Gobolka Nugaal Damiin Ku Siideysey

Suxufi Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere) ayaa maxkmadda gobolka Nugaal maanta ku siideysey damaanad kadib markii ay caddaatey in muddo 6 maalmood ah uu u

Read More
Somali News

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Itoobiya iyo Al-shabaab oo ka soconaya Duleedka Magaalada Garbahaarey

Garbaharey–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo Ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Xoogga

Read More