Marwaan
Uncategorized

Wararkii ugu Dambeeyay Xaalada ka jirta Magaalada Cadaado ee Galmudug

Cadaado–KNN–Xaaladda Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug oo Maalmahaan marti galisay Khilaaf Siyaasadeed oo u dhexeeya Hay’adaha Dowliga ah ee Maamulka Galmudug ayaa

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo sheegtay in ay la Wareegeen Gacan ku haynta Degaanka Bariire

Bariire–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose oo ay Saakay Waabarigii Weerar ku qaadeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa sheegaya

Read More
Uncategorized

Erdogan Iyo Putin oo Heshiis Ka Gaaray Colaada Suuriya

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku heshiiyay in la riixo abuuritaanka zoon ka caagan xasaradaha oo

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Shacabkii lagu Xasuuqay Qaraxii Shalay

 Muqdisho–KNN–Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysan falkii  Shalay Galinkii dambe  lagu Qarxiyay Dadka Shacabkaa ee ku sugnaa Afaafka hore ee Bacadlaha

Read More
Uncategorized

Ciraaq oo joojinaysa duulimaadyada caalamiga ah ee Kurdistan

Dowladda Ciraaq ayaa maanta joojinaysa duulimaadyada caalamiga ah ee tega ama ka yimaada garoomada gobolka Kurdistan, xilli cadaadis weyn uu saaran yahay maamulka

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Weerar Qarax ku bilowday oo Shabaab ay ku qaadeen Bariire

Bariire–KNN– Wararka ka imaanaya degaanka Basriire oo Duleedka ka ah Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka soconayo Dagaal Xoog

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (28-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (28=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed iyo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{28-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{28-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan

Read More