Marwaan
News in English

Mogadishu rocked by twin car bombs

More than 50 people have been killed in a double car bomb attack in the capital of Somalia.Several others have been injured in

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka

Muqdisho–KNN– Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo Xalay Qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Munaasabad lagu Xuska Calanka Soomaaliya oo ka

Read More
Uncategorized

Qaraxyo Is-xig xiga oo ka dhacay Meel u dhow Taliska guud ee Booliska Suuriya

Saddex qof oo miidaame ah ayaa isku qarxiyey meel u dhaw taliska guud ee booliska Suuriya oo ku yaal magaalo madaxda Dimishiq. Wakaaladda

Read More
Uncategorized

Xuska Maalinta Calanka Soomaaliya oo Xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xubno katirsan goleyaasha dowladda, guddoomiyaha gobalka banaadir, fanaaniin iyo boqolaal dadweyne ah ayaa Xalay ka

Read More
Uncategorized

Imaaraadka Carabta oo Shaki ka dhex dhaliyay Doorashada Somaliland

Hargeysa–KNN– Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in Muran uu ka dhashay Deeq Gargaar ah oo loo qeybiyay Dadka

Read More
Uncategorized

M/weyne Farmaajo oo ka hadlay Shirkii Kismaayo kuna baaqay midnimo iyo wada-shaqeyn

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,

Read More
Uncategorized

Qaramada Midoobay oo askar looga laayay dalka Jamhuuriyada Congo

Howgalka Qaramada Midoobay ee dalka Jamhuuriyada Congo ayaa sheegay in la dilay labo askari oo ciidankooda ka mid ah. Weerarkan ayaa dhacay ka

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Guddoomiye Kuxigeenka 2-aad Ee Baarlamaanka Galmudug oo sheegay inuu ka badbaaday isku-day Dil

Cadaado–KNN-– Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Maxamed Aadan Maalin oo Wareysi siiyay KNN asagoo ku sugan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG

Read More
Uncategorized

Heshiis hor dhac ah oo Kismaayo ay ku gaareen Madaxda Maamul Gobolleedyada”Akhriso”

Kismaayo–KNN– Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegaya in Madaxda Maamul Gobolleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose oo ka hadlay Weerar lagu dilay Rag ka tirsan Al-shabaab

Afgooye–KNN-– Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Shabellaha Hoose Cali Nuur Maxamed oo Xalay lagu Wareystay Barnaamijka Xogwareysi ee KNN Muqdisho Soomaaliya ay qabato ayaa Faah-faahin

Read More