Marwaan
Uncategorized

Sargaal Sare oo ka tirsan Al-shabaab oo iska dhiibay Gobolka Gedo

Garbahaarey–KNN–Sargaal Sare oo ka tirsan Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa Maanta isku dhiibay Ciidamada Dowladda Ee Gobolka Gedo. Sargaalkaan iska dhiibay Gobolka Gedo ayaa Magaciisa

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (29- 08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:– Maxamed Dalal

Read More
Uncategorized

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo deg deg ugu yeeray Wasiirka Ganacsiga

Muqdisho–KNN–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa deg deg ugu yeeray inay Muqdisho ku soo laabato Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Khadra Axmed Ducaale

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo Shaqadii ka joojiyay Guddoomiyaha Gobolka Awdal

 Hargeysa–KNN–Madaxweyne ku xigeenka Somaliland isla markaana ah ku siisimaha madaxweynaha ayaa Shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Awdal  Mustafe Cabdi Shiine . Wareegto ka

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (29-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Sagaal Qof oo ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay Magaalada Gaarisa

Gaarisa–KNN–Shil Gaari oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhacay Duleedka Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya,kadib markii ay isku dhaceen Labo

Read More
Uncategorized

Gantaal ay riday Kuuriyada Waqooyi oo dulmaray Waqooyiga Japan

Kuuriyada Waqooyi ayaa gantaal ay ridday dul marisay woqooyiga Japan oo wuxu ku dhacay badda. Ciidamada Japan iskuma ay dayin in ay soo

Read More
Uncategorized

Dad Xoolo Dhaqato ah oo Xalay lagu dilay Gobolka Mudug

Mudug–KNN-– Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay Saddex Qof oo ka mida Dadka Reer Guuraaga ah ee ku nool Gobolka

Read More
Uncategorized

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Ethiopia oo ku wajahan deegaanka Leego ee Gobalka Sh/Hoose.

Leego-KNN-Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Ethiopia ayaa shalay ilaa saakay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wada gobalada Baay iyo Shabeelaha Hoose

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (28-08–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More