Marwaan
Uncategorized

Dhageyso:- Ciidamada Ammaanka oo Jowhar ku xir xiray Koox Burcad ah

Jowhar–KNN– Ciidamada Ammaanka Degmada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Magaalada Jowhar ku qabtay Koox Burcad ah oo Xilliga Habeenkii ah Dadka

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{26-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Uncategorized

Duufaan xoogan oo ku dhufatay gobolka Texas ee dalka Maraykanka

Duufaan xooggan ayaa ku dhufatay gobolka Texas ee dalka Maraykanka. Duufaanta ayaa saacadii jareysa 215 kiilo mitir taasi oo ah mid heerkeedu sarayo.

Read More
Keydka Sawiradda

Shirkadda Bancroft”Dadkii lagu dilay Bariire lug kuma lihin”

Shirkadda Bancroft ayaa waxaa ay Beenisay in ay ku lugleedahay Weerarkii Duleedka Bariire ee Gobolka Shabelah Hoose ka dhacay ee 1o Ruux lagu

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(26-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Keydka Sawiradda

Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiiradda Cusub ee Maamulaas”Sawiro”

 Cadaado–KNN– Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Baarlamaanka Maamulkaasi horgeeyay Golaha Wasiiradda Cusub Ee uu dhwaan Magacaabay,waxaana Xildhibaanada ay Ansixiyeen Wasiiradda

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (26-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (26-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Koofur Galbeed”Cid Shabaab Garsoor u raadsan karta ma jirto”

Baydhabo–KNN–Taliyaha Ciidamada Booliska Koofur Galbeed Korneyl Mahad C/raxmaan Aadan  iyo Wasiirka Amniga Maamulka Koofur Galbeed  Xasan Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku

Read More
Uncategorized

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dadkii lagu dilay Bariire oo ka socda Shabellaha Hoose

Afgooye–KNN–Banaanbax looga soo horjeedo Dadkii Shacabka ahaa ee Shalay lagu dilay Duleedka Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Maanta ka dhacay Degaanka

Read More