Marwaan
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya”Bariire 8 Shabaab ah ayaa ku dilnay” (Akhriso)

Muqdisho-KNN-Shacab Beeralay ah oo la daala dhacayay Nolal maalmeedkooda ayaa saakay aroortii lagu laayay Shabeelaha Hoose kadib Howlgal ay sameeyeen Maraykanka iyo Ciidamada

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA MURTI IYO MAAWEELO EE RADIO KULMIYE (25-08-2017)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan

Read More
Uncategorized

DAAWO-:Dadkii Maraykanka ku laayay Shabeelaha Hoose oo meydkooda la keenay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Magaalada Muqdisho ayaa galabta la soo gaarsiiyay dadkii uu maraykanka ku xasuuqay duleedka deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose kuwaas oo ahaa Beeralay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {25=08=2017

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (25=08=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim Cabdullahi

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanag san {5:00PM}{25-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Xafsa

Read More
Keydka Sawiradda

Meydadka dadkii ay Ciidamada Mareykanka ku xasuuqeen Bariire oo Muqdisho la keenay”Sawiro”

Muqdisho–KNN–Waxaa Maanta la keenay magaalada Muqdisho Meydadka illaa 10 ruux oo isku qoys ahaa, kuwaasoo saaka waabarigii ay ciidamo Mareykan ah ku dileen

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha EE RADIO KULMIYE (25-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo la sheegay in ay ku sii xoogeysanayaan Magaalooyin ka tirsan Kenya.

Nairobi-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa la sheegay in ay ku sii xoogeysanayaan gudaha Kenya waxaana isa soo taraya walaaca ay qabaan dadka Masiixiyiinta ee ku

Read More
Uncategorized

Maamulka G/Banaadir oo sheegay in dhawaan ay shaacin doonaan sida loo qaadanayo 1,000 Dhalinyaro ee la shaqaaleysiinayo.

Muqdisho-KNN-Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa sheegay in ay qaban doonaan Barnaamij lagu faah faahinayo Kunka Dhalinyaro ee

Read More