Marwaan
Uncategorized

Ciidamada Maraykanka oo Shacab badan ku dilay Gobalka Shabeelaha Hoose.

Bariire-KNN-Wararka ka imaanaya gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegayo in xalay ay weerar dhinaca lugta ah ay deegaanka Bariire ka geesteen Ciidamo Maraykan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(25-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay in loo dabaal tago Badda.

Muqdisho-KNN-Kulankii Shalay ee Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay dad badan oo ku dhintay Badda kadib markii ay qaaday iyagoo ku dabaalanaya Falkaas oo

Read More
Uncategorized

Galmudug iyo Ahlusunna oo maanta dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wada Galgaduud.

Cadaado-KNN-Ciidamo badan oo ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa maalmihii la soo dhaafay laga keenay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaana Fariisan ay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Dagaal Xalay Mar kale ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose.

Afgooye-KNN-Ugu yaraan 2 ka mid ah Ciidanka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay ku dhinteen in kabadan 5 kalane oo ka tirsan Labada

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha Dhexe.

Balcad-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa Xalay weerar culus ku qaaday deegaanka Qaansheeg oo ku yaalla duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe sida ay noo sheegeen

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (24-08–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Uncategorized

Farmaajo iyo Khayre oo la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Jeffrey D. Feltman oo

Read More
Uncategorized

Wasiir Xoosh “Muddo yar gudaheed ayaan waxqabad ballaaran oo muuhiim ah ku qabannay”

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ku wehliyay kulan ay

Read More