Templates by BIGtheme NET

Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{21-11-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini Faarax iyo Farxiyo Xuseen Cali:-

Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Halkaan  ka dhageyso Barnaamijka Galab Wanagsan:-

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{21-11-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga reebo Galabta Jimcada ah,waxaana Maanta soo jeedinaya:-Burhaan Diini Faarax: 

Farsamadii :-Maxamed Dalal Maxamud;-

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran:-

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{21-11-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi karin Alle ha ka siiyee.

Halkaan ka dhageyso Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka:-

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(21-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye.

Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay:Burhaan Diini Faarax  iyo  Farxiyo Xuseen Cali:– 

Farsamadii:-  Maxamed Dalal Maxamuud:-

Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (21-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:- 

Farsamadii:-Maxamed Dalal  Maxamuud;-

Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha oo dhameytiran:-

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (21-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} ;-

Farsamadii:-Maxamed Axmed Xasan :-

Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka ogaal oo dhameytiran:-

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Maxamed Xasan Qeys ;-

Farsamadii:- Maxamud Dalal Maxamuud:-

Halkaan  Ka Dhageyso BarnaamijkaFalanqeynta:

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxamed Xasan Qeys Maxamed iyo   Fadumo Abuukar Cabdi :-

Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Halkaan Riix si aad u dhageysato Warka Subax ee KNN:-

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (20-11–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Xuseen Cabdulle Maxamed;-

Farsamada:- Maxamed Dalal Maxamuud;-

Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka Xog Wareysi:-

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (20=11=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Cali Ibraahim Cabdullahi  ;-

Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Halkan  ka Dhageeso Warka Habeen Ee Radio kulmiye:–