Faalooyin
Faalooyin Somali News

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wadda hadlay iskaashiga dhinaca warbaahinta.

Muqdisho-KNN-Wasiirka warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abokar Dubbe ayaa magaaladda Adis ababa kula kulmay wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Itoobiya Dr Legesse Tulu ayaga oo.

Read More
Faalooyin Somali News

Boobka doorashada maxaa u xal ah?

Dunida kale waxay eegayaan waxa ka socda Soomaaliya, shacabka Soomaaliyeed waxuu xaalkoodu marayaa “Allow dhan u bixi”balse siyaasiyiinta ayaa jilaya ruwaayad jiliinkeeda lasii.

Read More
Faalooyin Somali News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka jawaabay faalladii uu qoray Fahad Yaasiin

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka falceliyay faalladii uu qoray Fahad Yaasiin, Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, haatanna.

Read More
Faalooyin Somali News

Fahad Yaasiin”Haddii aad wanaag fasho wanaag baa la fishaa”Faallo

Muqdisho-KNN-Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka iyo nabad suggida Soomaaliya ee NISA ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hawlaha NISA iyo shaqooyinkii uu kasoo.

Read More
Faalooyin Somali News

Warbixin:-12 sano oo ka soo wareegatay qaraxii Hotel Shaamow (3 December 2009)

Muqdisho-KNN-Maanta oo kale 3-dii Bishi December ee sanadkii 2009-kii  waxaa Hotelka Shaamow ee Magaalada muqdisho ka dhacay qarax la sheegay in uu ahaa.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Falanqeynta Wararka

Barnaamijka Falanqeynta Wararka ( 24-11-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-   :Cabdulaahi Kulmiye Caddow-) Farsamadii(:-Deeqa Cali Maxamad.

Read More
Faalooyin Somali News

Maxaa ku xasuusataa 12 October Maalinta calanka Soomaaliyeed?.

Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay.

Read More
Faalooyin Somali News

( FAALLO ): Maxaa lagu xalin karaa khilaaf u dhexeeya siyaasiinta G/ Waqooyi ?

Siyaasadaha is diidan ee ka jira dalka waxay rog rogaan ra’yida dadweynaha, waxay jahawreer joogta ah ku ridaan dad badan oo rajo ka.

Read More
Faalooyin Somali News

FAALLO: Damaca dhalinyaradu, maanta waxuu ku dhamaadaa Madaxtooyada!

Muqdisho-KNN-Shalay markii uu dalku burburay Odayaashii qabaa’ilka iyo dhalinyaradii waxey soo ag dhoobteen Hogaamiye Kooxeedyadii dalka, wey u dagaalamayeen, wey waardiyeyn jireen,waxaana loo.

Read More
Faalooyin Somali News

Akhriso: Taariikh nololeedka R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo maanta geeriyooday

Hargeysa-KNN-Allaha u naxariistee Cumar Carte Qaalib waxaa uu sanadkii 1930-kii ku dhashay waqooyiga Soomaaliya, isla halkaas ayuuna ku qaatay waxbarashadiisii diiniga iyo maadiga.

Read More