Keydka Sawiradda
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (18-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Keydka Sawiradda

Daawo Sawirada Munaasabaddii Maanta lagu soo Wareejiyay Maamulka Hawada Soomaaliya

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Golleyaasha kale ee Dowladda ayaa Maanta ka qeyb galay Xaflad lagu shaacinayay in Soomaaliya.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(28-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Faalooyin Keydka Sawiradda Sports

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (28-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed:-  Farsamadii:-Maxamed Dalal  Maxamuud;-.

Read More
Keydka Sawiradda

Bandhiga Carwada Buugaagta ee Hiiraan oo Baladweyne Lagu soo Gabagabeyay”Sawiro”

Baled-weyne–KNN–Waxaa Lagu  soo gabagabeyay  Magaalada Baladweyne Bandhiga Carwada Buugaagta Hiiraan Book Fair , kaasoo ah sanadkii labaad oo la qabtay bandhigan, iyadoo ay.

Read More
Keydka Sawiradda

Madaxda Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug”Sawiro”

Muqdisho–KNN– Madaxda Maamulka Galmudug ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Gobolleedka Galmudug,waxaana ka qeyb galay Kulanka ka dhacay Caasimadda.

Read More
Keydka Sawiradda

Shir weyne looga hadlayo Ammaanka oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho”Sawiro”

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaruntii lagu doortay ee Afisyooni ee Xaruntii Ciidamadda Cirka ka furay Shir.

Read More
Keydka Sawiradda

Daawo Sawirada Dadkii Shacabka ahaa ee lagu Xasuuqay Masaajid ku yaalla Masar

Iyadoo Shalay Weerar isugu jira Qaraxyo iyo Mid Toos ah lala beegsaday Dad Shacab ah oo ku Tukanayay Masaajid ku yaalla Waqooyiga Wadanka.

Read More
Keydka Sawiradda

Daawo Sawirada soo dhaweyntii Baledweyne ee Guddoomiye Jawari iyo Xaamud

Baledweyne–KNN–Wafdi ka socda dowladaha Soomaliya iyo Jabuuti islamarkana ay ka mid yihiin,Guudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Maxamed sheekh Cismaan Jawaari,Guudoomiyaha Baarlamaanka dalka jabuuti.

Read More
Keydka Sawiradda

Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo Guddoomiyay Shir looga hadlay Amniga Dalka”Sawiro”

Muqdisho, 11 November 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada.

Read More