Templates by BIGtheme NET

Keydka Sawiradda

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (17-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxamed Xasan Qeys iyo Xasan Maxamed Aweys :-

Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Halkaan Riix si aad u dhageysato Warka Subax ee KNN;-

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (16-08–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Xuseen Cabdulle Maxamed

Farsamada:- Maxamed Dalal Maxamuud;-

Halkaan Hoose  Ka dhageyso Barnaamijka Xog Wareysi:-

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (16=08=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed  iyo Cali Ibraahim Cabdullahi  {Suxefa};-

Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Halkan ka Dhageeso Warka Habeen Ee Radio kulmiye:–

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{16-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini Faarax:-

Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka Kulanka KNN oo Dhameystiran:-

BRNMJKA KLNKA KNN 16 08 2017     

 

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanag san {5:00PM}{15-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Farxiyo Xuseen Cali:-

Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka Galab Wanag san:-

BAR GALAB WANAGSAN 15 08 2017     

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{15-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan ka soo jeediya:-Maxamed Axmed Tuuryare:-

Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka Kulanka KNN:-

BRNMJKA KLNKA KNN 15 08 2017     

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{15-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi karin Alle ha ka siiyee.

Halkaan Hoose  ka dhageyso Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka:-

140413_002 - My Recording     

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(15-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay:Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Farxiyo Xuseen Cali:-

Farsamadii:- Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Hoose Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–

warka duhur 15 08 2017     

War Deg Deg ah:- Sheekh Muqtaar Rooboow oo Saxaafadda kula hadlay Muqdisho

Muqdisho–KNN– Wadaadka lagu Magacaabo Sheekh Muqtaar Rooboow Cali  Abuu Masuur oo Goor Dhow  Saxaafadda kula hadlay Magaalada Muqdiisho ayaa shaaciyay inuu ka baxay Fikirkii Al-shabaab islamarkaana uu doonayo inuu wada hadal la furo Dowladda Soomaaliya.

Sheekh Muqtaar Roobow ayaa Saxaafadda kula hadlay Hotelka City Place Ee Magaalada Muqdisho,waxaana Goobjoog ka ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya Shirkiisa Jiraa’id.

Maalmo ka hor ayey aheyd markii Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Masuur uu isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya islamarkaana uu yimid Magaalada Muqdisho.

War Deg Deg ah:- Madaxweyne Cosoble oo ka soo horjeestay Xilka qaadistii lagu sameeyay

Jowhar–KNN–Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble oo Maanta ku laabtay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaasi ahna Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ha kadlay Xilka qaadistii Xildhibaanada Hirshabelle ay sheegeen in ay ka qaadeen Xilkii Madaxweyne.

Madaxweyne Cosoble ayaa Xarunta Madaxtooyada Jowhar ku soo bandhigay illaa 38 Xildhibaan oo ka soo horjeeda Go’aanka Xilka qaadista,waxaana uu sheegay Madaxweyne Cosoble in Tirada ay sheegteen Xildhibaanada uu yahay been abuur islamarkaana aysan haysan Tiradii Saxda aheyd ee Ridi kartay Madaxweynaha.

Madaxweyne Cosoble ayaa sidoo kale sheegay inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ah ee Hirshabelle islamarkaana Xildhibaanada sheegay in ay Xilka ka qaadeen ay yihiin kuwo aan dhameyn intii Dastuurku Ogolaa.