Somali News
Somali News

Diyaarad ay la socdeen saraakiil Itoobiyaan ah oo laga celiyay hawada Soomaaliya

War goor-dhow soo baxay ayaa sheegaya in Diyaaradda Itoobian Air saakay laga celiyay Hawada Soomaaliya kaddib markii hay,adda duulistu Rayidka ay ku amartay.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay dooni ku degtay webi ku yaalla Waqooyiga dalka Nigeria

Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa la la’yahay ka dib markii ay doon ku degtay webi ku yaalla gobolka.

Read More
Somali News

Maxkamad xukun ku riday Wiilka Madaxweyne Xasan Sheekh

Maxkamad Turkish ah ayaa maanta ku ganaaxday wiilka madaxweynaha Soomaaliya lacag dhan $900, sababo la xiriira inuu si aan ku talo-gal aheyn ugu.

Read More
Somali News

Booliiska oo faah faahin ka bixiyay qaraxa ka dhacay meel u dhow xarruunta G/banaadir

Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Booliska ayaa lagu yiri “Qof naftii haliga ahaa ayaa isku qarxiyay bannaanka hore ee maqaayada AlHindi.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka so baxaya qarax ka dhacay meel u dhow xarruunta maamulka gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa waxaa fuliyay nin isku.

Read More
Somali News

Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah ka yeelanayo xasiida Soomaaliya iyo Itoobiya

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa Axadi shaaciyay shir deg deg ah oo dhanka fogaan aragga ah, kaas oo looga hadlayo khilaafka u dhaxeeya dowladaha.

Read More
Somali News

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo dib u celiyay sharci ay u soo gudbisay Xukuumadda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 10-aad ee Golaha Shacabka.

Read More
Somali News

NISA oo ka hadashay xarruumaha shirkadda Hormuud ee la xiray

Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ka hadashay xarruumo ay leedahay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee la xiray. War-saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda.

Read More
Somali News

Tirada Falastiinta ee ku dhintay duqeymaha Israa’iil oo korortay

Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Qasa ayaa baahisay in ilaa iyo hadda la ogyahay in dagaallka Qasa ay ku dhinteen dad.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo toogtay dad ay ku eedeyeen sirdoon

Al-Shabaab ayaa baahisay in fagaare ku yaala degmada Jilib shalay galinkii dambe lagu toogtay todobo nin oo ay ku eedeyeen in ay basaasiin.

Read More