Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay kaga.

Read More
Somali News

Duqeyn lala eegtay Gaari ay la socdeen xubno ka tirsan Al-shabaab

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn ay Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen Deegaanka Cali hayle ee ku yaala.

Read More
Somali News

Maxkamadda ICJ oo xukun ka soo saartay xasuuqa Israel ka geystay Qaza

Maxkamadda Caddaalada Adduunka oo go’aan ka soo saartay dacwad laga gudbiyay xasuuqa ay Israa’iil ku heyso Shacabka Falastiin.  Maxkamadda Caddaalada caalamiga ayaa ku.

Read More
Somali News

Ciidanka Militeriga iyo macaawiisleyda oo dhaqdhaaqyo ciidan ka wada Magaalada Caad

Ciidamada Militeriga Soomaaliya oo garabsanaya Daraawiishta maamulka Galmudug iyo Macawiisleyda ayaa maanta dhaqdhaaqyo ciidan ka wada magaalada Caad ee Koofurta gobolka Mudug, halkaasi.

Read More
Somali News

Ciyaarta kama dambeysta Tartanka Dowlad Goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo dib loo dhigay

Waxaa dib loo dhigay Cayaartii kama dambayska ahayd (Final) ee Berri ay wada Cayaari lahaayeen Kooxaha Hirshabeelle iyo Galmudug kaddib qoraal ka soo.

Read More
Somali News

Dhulgariir laga dareemay dalka Jabuuti

Wararka naga soo gaaraya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in wadankaasi xalay laga dareemay dhul gariir xooggan. Dhul-gariir cabir kiisu ayaa lagu sheegay 5.4,.

Read More
Somali News

Labada gole ee Baarlamaanka Federaalka oo meel mariyay wax ka badalka Dastuurka KMG

Baarlamaanka Soomaaliya Labadiisa Aqal ayaa meel mariyey Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka kaasi oo dood badan ka taagnaa Saacadihii la soo dhaafay..

Read More
Somali News

Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku billaawday ku qaaday magaalada Caad

Dagaalameyaal Al-shabaab ayaa weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday magaalada Caad ee Gobolka Mudug halkaasi oo ay fariisimo ku leeyihiin Cutubyo ka tirsan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh “Tillaabo ayaa qaadeyna haddii Itoobiya isku day do fulinta heshiiska badda”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay tillaabo adag qaadayaan haddii ay Itoobiya ay isku daydo in ay fuliso.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlay amniga dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda hey’adaha amniga. Kulanka ayaa waxaa looga.

Read More