Somali News
Somali News

Ruushka iyo Shiinaha oo saxiixday heshiis Amni

Dowladaha Shiinaha iyo Ruushka ayaa wada saxiixay heshiis iskaashi oo la xiriira dhica ammaanka, iyada oo uu weli socdo dagaalka Ukraine. Labada wadan.

Read More
Somali News

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeyb galay Shirka Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta kaga qeybgalay Magaalada New York meertada 77aad ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa.

Read More
Somali News

DFS oo war ka soo saartay howlgallada ka socda G/Hiiiraan

Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 5-aad ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Buuraha Camal oo qiyaastii 20km u jirta Deegaanka Halgan ee gobalka.

Read More
Somali News

R/wasaare Xamse oo dhageystay Warbixin ku aadan Howlgallada ka socda dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka looga arrinsaday Sugidda Amniga iyo howlgallada ka socda dalka ee ka dhanka.

Read More
Somali News

Ciidanka Militeriga oo Al-shabaab kala wareegay deegaan hoos yimaada Guriceel

Ciidamada Militeriga Soomaaliya ayaa sheegay in ay maanta la wareegeen gacan ku heynta Deegaanka Jaw oo qiyaastii 55-km u jira Degmada Guriceel ee.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo sheegay in Sh/hoose ay ku dileen Xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegay in ay dileen xubno ka tirsan Al-shabaab, ka dib howlgallo ay ka sameeyeen tuuloouyin hoos yimaada deegaanka Bariire.

Read More
Somali News

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaa

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la yeeshay odeyaasha dhaqanka ee.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in tobanaan ka tirsan Al-shabaab lagu dilay Howlgalada ka socda dalka

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgallo ka sameeyay deegaanka Yasooman oo hoos taga degmada Buula-burde ee Gobolka Hiiraan. WarSaxaafadeed ka.

Read More
Somali News

Wararkii u dambeeyay dagaalka dowladaha Kyrgyzstan iyo Tajikistan

Dowladda Tajikistan ayaa sheegtay in 35 ka mid ah muwaadiniinteeda lagu dilay isku dhacyadii ugu dambeeyay ee xuduuda ee Kyrgyzstan, taasoo tirada guud.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo ka hadlay kacdoonka dadka shacabka ka wadaan Gobolada dalka

Afhayeenka Guud ee ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kacdoonka ay bilaabeen dadka shacabka, islamarkaana looga.

Read More