Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Midowga Yurub kala hadlay heshiiska Badda ee ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay  khadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga,.

Read More
Somali News

UK oo walaac ka muujisay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland

Dowladda UK ayaa walaac xooggan ka muujisay xiisadda Geeska Afrika ee ka dhalatay heshiiskii ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu la saxiixday madaxweynaha.

Read More
Somali News

Golaha Wakiilada Puntland oo doortay Guddoon cusub

Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland shanta sano ee soo socota kadib markii ay tanaasuleen Musharrixiintii ula.

Read More
Somali News

War murtiyeed laga soo saaray kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wada tashiga Qaran

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) ku yeesheen Muqdishu..

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka Taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Masar iyo Amiirka dalka Qadar

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dalka Qatar, Amiir Tamiim Binu Xamad oo ay ka wada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga hadlay heshiis ay wada saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan ee ay Itoobiya.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirkeeda Itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa Itoobiya ku eedeysay in ay ku xad gudubtay madax bannaanida Soomaaliya. Afhayeenka Xukumadda Soomaaliya, Farxaan Jimcaale ayaa ka codsaday Qaramada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad u jeedin doona labada gole ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal, kuwaas oo Shir deg-deg.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xubin ka tirsana Al-shabaab

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay Ibraahim Cusmaan Macallin Abiikar oo ka tirsanaa Al-shabaab. Ciidanka Ha’adda Nabad sugidda iyo.

Read More
Somali News

Golaha Wasiirrada oo kulan deg deg ah la isugu yeeray

Kulan deg deg ah ayaa beri waxaa yeelanaya Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya kaasi oo go’aan adag looga soo saarayo heshiiska la sheegay inuu.

Read More