Somali News
Somali News

Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u saxiixay lacag malaayiin doollar ah

Qoraal kooban oo uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayuu ku sheegay in Bankiga Adduunka uu ansixiyay.

Read More
Somali News

Puntland oo ansixisay miisaaniyadda sanadkii tegay

Maanta oo Sabti ah waxaa kulankoodii caadiga ahaa yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntland, kaas oo looga dooday miisaaniyadda sanadkii 2021. Guddoonka Golaha Wakiillada.

Read More
Somali News

Howlgal wada jir ah oo ay ciidamo ka fuliyeen Gobolka Baay

Howlgal wadajir ah oo ay iska kaashanayen Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta MG Koofur Galbeed waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka.

Read More
Somali News

Masar oo Itoobiya u dirtay hanjabaad ka dhan ah

Masar ayaa Jimcihii dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey kadib qorshaha ay Itoobiya ku dooneyso inay ku.

Read More
Somali News

Guddi shaaciyay saameynta ay Puntland ku yeelatay Abaaraha

War-saxaafadeed kasoo baxay Guddigq Gurmadka Abaaraha ee DG Puntland, ayaa looga hadlay Abaaraha ka jira deegaanada dowlad goboleedkaas iyo sida ay saameyn ugu.

Read More
Somali News

Sawirro:- Puntland oo Garoowe ku gubtay Khamri & Xashiish badan

Howlgallo ay laamaha ammaanka Gobolka Nugaal ay sameeyen ayey u suurtagashay in ay kusoo qabtaan waxyaabaha maanka dooriya sida khamri fara badan iyo.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay xubno iyaga kamid ah

Wararka ka imaanayo deegaanka Booshmadiino oo qiyaastii 50KM fogaan ahaan u jira magaalada Beydhabo ee xarunta ku meelgaar ah ee Maamulka Koofur galbeed.

Read More
Somali News

Kenya oo Facebook ugu hanjabtay inay dalkeeda ka mamnuuceyso

Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka qabato waxa ay.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo ka qeeyb gashay Shir looga hadlayay is bedelka Cimilada

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame,  ayaa mgaalada Kampala uga qeybgalay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Amni xumada ka jirta Muqdisho.

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Amni xumada ka jirta Magaalada muqdisho, dhaca ay geeysanayaan, kooxaha hubaysan iyo.

Read More