UK oo walaac ka muujisay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland
Dowladda UK ayaa walaac xooggan ka muujisay xiisadda Geeska Afrika ee ka dhalatay heshiiskii ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu la saxiixday madaxweynaha.
Dowladda UK ayaa walaac xooggan ka muujisay xiisadda Geeska Afrika ee ka dhalatay heshiiskii ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu la saxiixday madaxweynaha.
Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland shanta sano ee soo socota kadib markii ay tanaasuleen Musharrixiintii ula.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) ku yeesheen Muqdishu..
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dalka Qatar, Amiir Tamiim Binu Xamad oo ay ka wada.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan ee ay Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa Itoobiya ku eedeysay in ay ku xad gudubtay madax bannaanida Soomaaliya. Afhayeenka Xukumadda Soomaaliya, Farxaan Jimcaale ayaa ka codsaday Qaramada.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal, kuwaas oo Shir deg-deg.
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay Ibraahim Cusmaan Macallin Abiikar oo ka tirsanaa Al-shabaab. Ciidanka Ha’adda Nabad sugidda iyo.
Kulan deg deg ah ayaa beri waxaa yeelanaya Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya kaasi oo go’aan adag looga soo saarayo heshiiska la sheegay inuu.
Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda madaxbannaanideeda ku dhawaaqday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Addis Ababa ku gaaray heshiis..