Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saalaada Ciida kula tukaday shacabka Soomaaliyeed Masjidka Cali Jimcaale

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay magaalada Muqdisho ee caasimadda.

Read More
Somali News

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo hambalyada Ciida la wareegay Shacabka Soomaaliyeed

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u diray dadka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad.

Read More
Somali News

Umadda Islaamka oo maanta u dabaal degaysa maalinta Ciida

Guud ahaan Ummadda Muslimiinta ee ku kala sugan daafaha caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa. Dadyowga.

Read More
Somali News

QM oo hambalyo ku aadan Ciidul adxaa u dirtay Shacabka Soomaaliyeed.

War-saxaafadeed ka soo baxay  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa hambalyo ku aaadan muanasabadda ciidul Adxaa u diray.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Deegaanka Baxdo

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa gaaray deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud oo dhowaan dagaal culus uu dhexmaray Dadka deegaanka.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhowaaqay dagaal wadajir oo ka dhan ah Al-shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Ahmed Mohamed Islaam ayaa ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab, kaasi oo looga saarayo deegaannada ay kaga sugan.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan oo geeriyooday

Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa ku geeriyooday isbitalka maanta oo Jimce ah saacado kadib markii la toogtay isaga oo ku.

Read More
Somali News

Faah-faahino ka soo baxaya weerar lagu qaaday Saldhiga Booliiska Yaaqshiid

Rag hubeysan ayaa maanta barkhadii weerar ku qaaday Saldhiga Booliiska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, waxaana la soo warinaya khasaare isugu jira dhimasho.

Read More
Somali News

Milyan Muslimiin ah oo maanta taagan Banka Carafo

Hal milyan oo muslimiin ah ayaa maanta taagan Banka Carafo, si ay u gutaan Waajibaadka Xajka, sida ay xaqiijisay Wasaarada Muslimiintaan ayaa ka.

Read More