Somali News
Somali News

Kenya oo ka hadashay tallaabo uu qaaday safiirka Somalia ee dalkaas

War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kenya ayaa waxay si buuxda uga cudur-daaratay Shirkii maanta uu ka baxay Safiirka Soomaaliya u.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Guddi ka socday ehelka Sh. Mukhtaar Roobow

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo hoygiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ehelka Sheekh Mukhtaar Roobow.

Read More
Somali News

Somaliland oo ka hadashay kulanka uu maanta ka baxay Amb. Tarsan

War saxaafadeed ay soo saartay Soomaliland ayee ku sheegtay in ay ka carootay ficillada uu sameeyay danjiraha Soomaaliya u fadhiya dowladda Kenya Ambasadoor.

Read More
Somali News

Cali Ciid oo sheegay inuu ka haray tartanka R/wasaaraha cusub ee dalka

Madaxwayne ku xigeenka maamulka Galmudug, Cali Ciid, ayaa ku dhawaaqay in uu ka haray tartanka xilka R/wasaaraha cusub ee xukuumada federaalka Soomaaliya kadib.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Shiikh Aadan Madoobe & Amb. Maxamed Rashiid?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe gurigiisa ku qaabiley danjiraha dalka aan walaalaha nahay.

Read More
Somali News

Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo ka baxay shir uu ku casuumay Uhurru Kenyatta

Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa la sheegay in uu iskaga baxay kulan casumaad ah oo uu sameeyay.

Read More
Somali News

Guddi ka socda Xuquuqda Aadanaha oo u kuurgalay xaaladda dad ku xiran Garoowe

Guddiga shuruucda iyo caddaaladda oo ay weheliyaan guddiga xuquuqda aadanaha, arrimaha qoyska iyo horumarinta Haweenka golaha wakiillada DPL, ayaa maanta u kuurgalay xaaladda.

Read More
Somali News

Muxuu kala hadlay Cumar Filish Hay’adaha WHO & UNICEF?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada MuqdishoCumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda Caafimaadka.

Read More
Somali News

Abiy oo qaaday tallaabo hor leh oo ku saabsan colaadda Tigray

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladdiisa ay sameysay guddi wahadal la yeelan doono TPLF si loo soo afjaro colaadda ka.

Read More
Somali News

RW Rooble oo kormeer ku tagay dhismaha xarunta Xukumadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah.

Read More