Somali News
Somali News

Mareykanka oo malaayiin doolar madaxooda duldhigtay labo nin oo ay baadi goobeyso

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay abaal-marin lacageed oo gaareysa hal milyan oo dollar ay siineyso ciddii keenta xog horseedi karta xarigga.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo beri kulan yeelanaya

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maalinta beri ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho. Ajendaha kulanka.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay abaarta ka jirta deegaanada KGS

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud safarka uu maanta ku tagay Magaalada Baydhabo, waxaa wafdigii uu hoggaaminayay qeyb ka ahaa Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah.

Read More
Somali News

Qiimaha shidaalka aduunka oo mar kale aad u sare kacay 

Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay ka dib markii madaxda Midowga Yurub ay xalay ku heshiiyeen in Ruushka laga mamnuuco soo dejinta Shidaalka..

Read More
Somali News

Dowladaha Soomaaliya & Shiinaha oo kala saxiixday mashruuc

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa shalay oo Isniin ahayd (30 May) ku.

Read More
Somali News

Wasaaradda Gargaarka XFS oo sahay gargaar u dirtay Galmudug

Wasaaradda Garrgaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta sahay gargaar u dirtay degmada #Gaalkacyo dhinaca Dowlad Goboleed Galmudug, iyadoo sahaydaas ay dhan.

Read More
Somali News

MW Xasan Shiikh iyo Lafta gareeoo xariga ka jaray xarun lagu soo kordhiyay Madaxtooyada KGS

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa si wadajir ah xariga ugu jaray.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay danjiraha dalka Sacuudiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin.

Read More
Somali News

Shiikh Cali Warsame Xasan oo maanta Burco lagu aasay 

Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada Burco lagu aasay Sheekh Cali Warsame Xasan, oo ka mid ahaa Culimada ugu caansan Soomaalida. Aaska.

Read More
Somali News

Naadiga Chelsea oo si rasmi ah loola wareegay

Shirkad Clearlake Capital oo uu hogaamiyo Todd Boehly oo ah nin maal qabeen ah ayaa ugu dambeyntii si rasmi ah u soo gabagabeeyay.

Read More