Somali News
Somali News

Xaaladda magaalada Qudus oo maanta aad u kacasan

In ka badan kun qof oo Yahuud ah ayaa galay barxadaha Al-Aqsa iyagoo ay ilaalinayaan ciidamada Israa’iil, waxaana lagu wadaa inay socod ku.

Read More
Somali News

MW Xasan Shiikh oo ka qeyb galay Salaada Janaasada ee marxuum Cabdullaahi Shirwac

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble, Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi xaashi Cabdullaahi, Mas’uuliyiin ay kamid yihiin madaxweynihii.

Read More
Somali News

Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee fasalka 8-aad oo la shaaciyay

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, ayaa shaaciyay Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2021/22. Sidoo kale agaasimaha ayaa uu ku booriyay dhammaan ardayda.

Read More
Somali News

Diyaarad ay dalxiisayaal la socdeen oo lagu waayay bariga dalka Nepol

Diyaarad yar oo ay la socdeen 22 ruux oo rakaab ah ayaa la waayay waxyar kadib markii ay ka kacday garoon diyaaradeed oo.

Read More
Somali News

Maydka Marxuum Jawaahir A. Cilmi oo la keenay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho la keenay meydka Allaha u naxariistee Jawaahir Axmed Cilmi oo kamid ahayd sanatadii aqalka sare shanti sano ee lasoo.

Read More
Somali News

Weerar khasaare geeystay oo ka dhacay dalka Koongada dimoqraadiga ah

In ka badan 20 ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib weerar koox hubeysan ku qaadeen degaan ku yaala.

Read More
Somali News

Dad xanuunka Shuban biyoodka ugu geeriyooday G/Sh/Dhexe

Waxaa laga deyrinayaa xaaladda bini-adanimo dad ku nool Tuulooyin hoostag degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo uu ka dilaacay xanuunka shuban.

Read More
Somali News

Dadka ku dhimanaya Banaanbaxyada ka socda Sudaan oo sii kordhaya

Shalay, Golaha Dhexe ee Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku dhawaaqay dilka qof ka mid ah dadkii ku mudaaharaadayay caasimadda Khartoum, taasoo ka dhigaysa tirada.

Read More
Somali News

Dowladda Uganda oo wajaheysa xaalad adag

Uganda oo kamid ah dalalka ay dowladdu si weyn ula dagaallanto sicir bararka ayaa hadda shacabkiisu waxa ay wajahayaan xaalad adag, kadib markii.

Read More
Somali News

M/weyne Xasan Shiikh oo ka hadlay geerida Cabdullaahi Shirwac

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Read More