Somali News
Somali News

Xulka Qaranka oo guul muhiim ah ka gaarey dhigiisa Suudaan

Cayaartoyda Soomaaliya ee da,doodu ka yartahay 18 sano ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigooda Dalka Sudaan kaddib Cayaar ka tirsanayd Cecafa Under.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidanka oo xukun dil ku riday askari ka tirsan Ciidanka Booliiska

Maxkamada Ciidamada Qalanka sida ayaa maanta xukun dil ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska . Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Shacabka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen, ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad.

Read More
Somali News

Xiisad dagaal oo ka taagan deegaan ka tirsan gobolka Mudug

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Xiisad dagaal oo u dhaxeeysa laba maleeshiya beled oo caawa ka taagan Deegaanka Holdooyaale oo ku.

Read More
Somali News

Israel oo sii daysay tiro Maxaabiis Falastiiniyiin ah

Waaxda xabsiyada Israa’iil ayaa xaqiijisay sii deynta 39 maxbuus oo Falastiini ah. Dadkan ayaa lagu siidaayey heshiis is waydaarsi 14 qof oo Israa’iili.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray dadkii ku barakacay roobka ka da’ay Jubbaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday deegaanka Lugloow ee.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u magacaabay Mudane Xil.dhibaan.

Read More
Somali News

Maleeshiyo hubeysan oo dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu geysatay gobolka Galgaduud

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay Maleeshiyaad hubeysan ku qaadeen dad shacab ah oo ku safrayay inta u dhaxeysa magaalooyinka.

Read More
Somali News

Ururka Xamaas oo sii daayay qaar kamid Maxaabiista u dhashay Israel

Xilli uu dhaqan galay heshiiska xabbad joojin afar maalmood oo ay gaareen Israa’iil iyo Xamaas ayaa waxaa labada dhinac ay bilaabeen fulinta heshiiska..

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh “Taariikh cusub ayay inoo tahay ka mid noqoshada EAC”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed xubinnimada Dalladda Bulshada Afrika (EAC). Madaxweynaha ayaa bulshada.

Read More