Home / Somali News (page 3)

Category Archives: Somali News

Banaanbax lagu Tageeraayey R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo maanta ka Dhacay Muqdisho.

Banaanbax lagu Tageeraayey R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo maanta ka Dhacay Muqdisho.

MUQDISHO–KNN– Banaanbax ballaaran oo ay ka qeybgaleen dadweyne ka kala socday degmooyinka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Banaanbaxayaasha oo socod ku soo maray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, ayaa isugu soo uruuray fagaaraha Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere. halkaasoo ay  kula hadleen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir. Banaanbaxan waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka ...

Read More »

Daawo Sawirada Jaaliyada Soomaaliyeed ee Suudaan oo ka qeybgashay Bandhig Dhaqameed.

Daawo Sawirada Jaaliyada Soomaaliyeed ee Suudaan oo ka qeybgashay Bandhig Dhaqameed.

Bandhig Dhaqameedkaan  ay kasoo Qeybgaleen 52 Dowladood oo ay qeyb ka ahayd Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Khartuum ee Dalka Suudaan. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudaan ayaa halkaasi ku soo bandhigay waxyaalaha hiddaha iyo dhaqanka u ah dadkeenna, Taariikhda Wadanka, Cuntooyanka u gaarka ah Soomaalida iyo waliba qaar ka mid ah Cayaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Dhamaan ...

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Ka hadlay Abaaraha ka jira Dalka.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Ka hadlay Abaaraha ka jira Dalka.

KISMAAYO–KNN–Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Sheegay in Abaaraha ka jira Soomaaliya aan laga baxeyna inta ay Joogaan Al-shabaab. Axmed Madoobe waxaa intaa ku Daray in Al-shabaab meelaha ay Gacanta ku haayaan ay ka jirto Abaarta ugu Daran oo aan Meelahaasina la Geyn karin Gargaar.

Read More »

Sedex Caruur oo Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Gobolka Galgaduud.

Sedex Caruur oo Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Gobolka Galgaduud.

CADAADO–KNN– Wararka aynu ka heleyno Tuulooyin Hoosyimaada Deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Halkaasi ay Sedex Caruur ugu Geeriyoodeen Gaajo iyo Haraad Sida ay KNN Dadka Deegaanka u Sheegeen. Waxaana Deegaano Hoosyimaada Gobolka Galgaduud Midooyinkii Dambe Ka jiray Abaar Baahsan oo Dad iyo Duunyo intaba Saameysay.

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (24-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (24-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maryan Janaqoow Axmed iyo Axmed Cabdullahi Cusmaan:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:

Read More »

Daawo Sawirada soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Boqortooyada Sacuudiga

Daawo Sawirada soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Boqortooyada Sacuudiga

Madaxwaynaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuu caasumaad rasmi ah ka helay Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis Aala Sucuud. Madaxwaynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Riyaad kusoo dhaweeyay Amiirka Riyaad, Amiir Faysal Bin Bandar Ibnu Cabdicasiis,Safiirka Soomaaliya ee Sucuudiga Daahir Maxamuud Geelle,wasiirka arrimaha dibadda DFS mudane Cabdisalaan Hadliye iyo diplomaasiyiin safaarada ka tirsan Madaxwayne Farmaajo iyo Boqorka Sucuudiga ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (23=02=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (23=02=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Cabdullahi Cusmaan iyo Maxamuud Cismaan warsame:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-

Read More »

War Deg Deg ah :-Shaqaale ka tirsan QM oo Goor dhow laga Afduubtay Duleedka Baledweyne

War  Deg Deg ah :-Shaqaale ka tirsan QM oo Goor dhow laga Afduubtay Duleedka Baledweyne

Baledweyne–KNN– Wararka naga soo gaaraya Tuulada Xajuub oo 10-KM Koofur ka xigta Magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in laga Afduubtay Shaqaale Soomaali ah oo u shaqeynayay Hay’adda Save The Children oo ka mid ah Hay’addaha QM. Shaqaalaha ayaa gaaraya saddex Qof oo mid yahay Darawal,waxaana la sheegay in Tuulada Xajuub ee laga Afduubtay ay ka wadeen Howlo Samafal islamarkaana ay Dadka ...

Read More »

Puntland,Galmudug iyo Jubbaland oo Taageeray Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay

Puntland,Galmudug iyo Jubbaland oo Taageeray Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay

Muqdisho–KNN–Maamulada Puntland,Galmudug  iyo Jubbaland ayaa Warsaxaafadeed ka soo baxay Waxaa lagu Taageeray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Warsaxaafadeedyada ka soo baxay Maamulada Puntland,Galmudug iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in ay Taageersan yihiin Magacaabista Ra’iisul Wasaare Kheyre,waxaana ay Baarlamaanka ugu baaqeeyn in ay Deg Deg u Ansixiyaan. Maanta ayey aheyd markii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu soo Magacaabay ...

Read More »

Dhageyso:- Banaanbax lagu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha oo Caabudwaaq ka dhacay

Dhageyso:- Banaanbax lagu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha oo Caabudwaaq ka dhacay

Caabudwaaq–KNN– Banaanbaxaan oo ahaa mid lagu Taagaareeyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta ka dhacay Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka galgaduud. Dibadbax ayaa waxaa soo Abaabulay Bulshada Qeybaheeda kala duwan,waxaana Dadkii ka hadlay ay sheegeen in ay soo dhaweynayaan Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay. Halkaan Hoose  ka dhageyso Warbixin Kooban

Read More »