Home / Somali News (page 30)

Category Archives: Somali News

Khilaaf soo kala dhex galay Dowladda Itoobiya iyo Mareykanka

Khilaaf soo kala dhex galay Dowladda Itoobiya iyo Mareykanka

Horaantii Bishaan ayaa Xogyaha Difaaca mareeykanka James Mattis waxaa uu Booqday Waddamo ku yaalla Bariga dhexe iyoAfrica si uu u adkeeyo iskaashiga Military ee uu mareeykanku laleeyahay Wadamo ku yaala Bariga dhexe iyo Africa islamarkaan uu u dardar galiyo Saaxiibadda stratigi ah. Mattis waxaa uu Booqday Wadanka Jabuuti oo uu mareeykanku ku leeyahay Saldhig Military oo istiratiji ah, hase ahaate ...

Read More »

Xukumadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furtay shir looga hadlaayo in Dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah 2021.

Xukumadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furtay shir looga hadlaayo in Dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah 2021.

Muqdisho-KNN- Ra’iisal Wasaare ku xigeynka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlaayo sidii ay Soomaaliya uga dhici laheyd doorasho qof iyo cod ah markii la gaaro 2021. Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisal Wasaare ku xigeynka Dalka ayaa sheegay in qorshahaan uu jeexayo wadadii suurta gilin ...

Read More »

Gudoomiye Taabid Cabdi Maxamed oo beeniyay in la badalay Magaca Gobalka Banaadir.

Gudoomiye Taabid Cabdi Maxamed oo beeniyay in la badalay Magaca Gobalka Banaadir.

Muqdisho-KNN- Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo xalay ka qeyb galay Barnaamij Dood wadaag ah oo ka baxay Telefishinka Universal ayaa sheegay in aysan jirin wax is badal ah oo lagu Sameeyay Magaca Gobalka Banaadir. Gudoomiye Taabid ayaa sheegay in si qaldan ay dadka u qaatayn wareegtidii ka soo baxday xafiiskiisa ee ku Saabsaneyd ...

Read More »

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo meel ku dhaw Deegaanka Raaga-ceelle ku dilay Koox isbaaro u tiilay.

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo meel ku dhaw Deegaanka Raaga-ceelle ku dilay Koox isbaaro u tiilay.

Jowhar-KNN- Dad goob joogayaal ah oo ku sugan deegaanka Raaga-ceelle ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Idaacadda Kulmiye u xaqiijiyay in Xalay Saqdii dhexe ay weerar ku qaadeyn meel ku dhaw dhaw Deegaanka raaga-ceelle ayna ku dileyn 4 nin oo isbaaro u tiilay qaar kalane ay ku dhaawaceyn. Mas’uuliyiinta Deegaanka Raaga-Ceelle ayaa sheegay in 4 nin oo hubeysan la dilay 2 ...

Read More »

DHAGEYSO: Qiso la yaab leh oo ka dhacday Jaziiradda Ma dhawa ee Gobalka Jubada Hoose.

DHAGEYSO: Qiso la yaab leh oo ka dhacday Jaziiradda Ma dhawa ee Gobalka Jubada Hoose.

Kismaayo-KNN- Shiikh Bakar Jeylaani Maansuur oo ah Qadiibka Masaajid ku yaala Jaziiradda Ma dhawa ayaa KNN u sheegay in muddo labo maalmood ah weerar dhagxaan loo Adeegsaday uu ku socodo Gurigiisa oo ku yaaala Jaziiradaasi. Shiikh Bakar ayaa sheegay in dhagxaan aan la ogeyn halka laga soo tuurayo ay ku dhaceyso gurigiisa qaar ka mid ah caruurtiisana lagu dhaawacay, dhagxaanta ...

Read More »

War deg deg ah: Hogaamiyaasha Al-shabaab oo ka baxay Deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose.

War deg deg ah: Hogaamiyaasha Al-shabaab oo ka baxay Deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose.

Marka-KNN- Saraakiil ka tirsan Laamaha Amaanka ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa KNN u xaqiijiyay in hogaamiyaasha Al-shabaab ay bilaabeyn in ay isaga baxaan deegaanada Gobalkaasi kadib dhaq dhaqaaq ay sameeyeen Ciidamada Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM. Mas’uuliyiinta Gobalka ayaa Sheegay in Al-shabaab Xalay ilaa saakay ay ka baxeyn Deegaanka Gandiirshe oo ku dhaw Deegaanka No: 50 waxaana la sheegay in ay ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (07-05-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (07-05-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:–  Maxamed Qeys Xasan  iyo Xaawo Luul Cabdulle Cubeyd :- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-      

Read More »

Xildhibaanno ka Shiray Wasiirkii la dilay Ee Xukumadda Soomaaliya

Xildhibaanno ka Shiray Wasiirkii la dilay Ee Xukumadda Soomaaliya

Muqdisho–KNN–Xildhibaanada ay ka soo kala jeedaan Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale iyo Alle ha u Naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud ee la dilay Cabaas C/llaahi Siraaji ayaa ka shiray Dilka Wasiirkii Howlaha Guud,waxaana Xildhibaanada Labada Dhinac ay sheegeen in Kulankoodu uu ku soo dhamaaday is Afgarad iyo Heshiis dhexmaray oo ku aadan in ay in Arrinta ay iyagu ...

Read More »

Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo u Dhoofay Magaalada London

Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo u Dhoofay Magaalada London

Gaalkacyo–KNN– Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Galinkii dambe ee Shalay ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug,waxaana uu u Ambabaxay Magaalada London ee Caasimadda Wadanka Ingiriiska. Madaxweyne Gaas ayaa sii mari doona Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya oo uu Saakay ka sii bixi doono. Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ...

Read More »

Al-shabaab Oo Soo Bandhigay Alaabo ay sheegeen Inay ka Furteen Maraykanka-Sawiro

Al-shabaab Oo Soo Bandhigay Alaabo ay sheegeen Inay ka Furteen Maraykanka-Sawiro

Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawiro, dhar iyo qalab ay sheegeen inay  kala hareen Ciidamo isugu jiray maraykanka iyo  Soomaali oo  xalay weerar qorshaysan ku qaaday   deegaanka Dar As Salam oo u dhexeeya magaaloyinka Bariire iyo Mubarak ee Shabelelda. Goobaha ay Ciidamadu weerareen ayaa la sheegay ay ka hayd xarun idaacadeed oo Al-Shabab ay ku lahayd degaanka Dar As Salam. waxayna ...

Read More »