Home / Somali News (page 5)

Category Archives: Somali News

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (22=02=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (22=02=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamuud Cismaan Warsame iyo Ismaacil xaji cabdala:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye ;-      

Read More »

War deg deg ah:-Tiro Hoobiyaal oo Kusoo Dhacay Degmada Wadajir

War deg deg ah:-Tiro Hoobiyaal oo Kusoo Dhacay Degmada Wadajir

MUQDISHO–KNN–Tiro Hoobiyaal ah oo la sheegay in laga soo tuuray Degmada Kaxda Gaar ahaan Agagaarka Ceelka Cismaan Cali ayaa ku soo dhacay qeybo kamid ah Degmada Wadajir. Hoobiyaasha qaar ayaa ku soo dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee Degmada Wadajir,waxaana ay sababeen Dhimasho iyo Dhaawac. Hoobiye ku dhacay Makiinad Cajiin oo ku taalla Kaawo Godey ayaa waxaa ku dhintay Nin ka ...

Read More »

War Deg Deg ah:-Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo la furay iyo Madaxdii Caleemasaaka u timid oo dalka ka dhoofay

War Deg Deg ah:-Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo la furay iyo Madaxdii Caleemasaaka u timid oo dalka ka dhoofay

Muqdisho–KNN–Waxaa la furay dhamaan Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo Shalay Maqribkii loo xiray Caleemasaarka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Sidoo kale waxaa  Dalka ka dhoofay inta badan Madaxdii Maanta Magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb galka Caleemasaarka Madaxweyne farmaajo,waxaana ay u dhoofeen si nabad gelyo ah. 124 Wadan Mas’uuliyiin ka socota oo ay kamid yihiin Madaxweynaha Jabuuti,Madaxweynaha Kenya,Ra’iisul Wasaaraha ...

Read More »

Caleemo saarka Madaxweyne Farmaajo oo Goor Dhow la soo Gabagabeeyay.

Caleemo saarka Madaxweyne Farmaajo oo Goor Dhow la soo Gabagabeeyay.

MUQDISHO–KNN–Waxaa Goor dhow Muqdisho Lagu soo Gabagabeeyay Xafladii Lagu Caleema Saaraayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo waxaa ka soo Qeyb galay Madax fara Badan oo Ka kala Socotay Beesha Caalamka. Waxaana si weyn loo sogootiyey Madaxdii ka Soo qey gashey xafladaasi Caleema Saarka ahayd ee  Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Ee Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay in Soomaaliya Ay wadada Guusha Cagaha Saartay.

Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay in Soomaaliya Ay wadada Guusha Cagaha Saartay.

MUQDISHO–KNN– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo Ka hadlay Xafladii Lagu Caleema Saaraayey ayaa Sheegay in Soomaaliya ay  u soo hooyatay Guul isagoona sidoo kale sheegay in Wadadii Guusha ay Cagaha saartay soomaaliya Taasi oo uu ku sheegay in Shacabka Soomaaliyeed Ay Guul u tahay. Sidoo kale waxa uu u Mahad Celiyay madaxweynaha Soomaaliya  Madaxweynayaashii Hore ...

Read More »

Idaacada Kulmiye oo Abaal Marisay Dhageystihii Saadaaliyay Cida Noqoneysa Madaxweynaha Soomaaliya.

Idaacada Kulmiye oo Abaal Marisay Dhageystihii Saadaaliyay Cida Noqoneysa Madaxweynaha Soomaaliya.

MUQDISHO–KNN– C/llahi Cali Macalin oo ahaa dhageystihii ugu Horeeyay oo noqday Saadaaliyihii 10.000 oo Dhageyte oo Soo Saadaaliyay Cida noqoneyneysa Madaxweynaha Jamhuuriyada  Federaalka Ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu Abaal mariyey Xaruunta Idaacada Kulmiye. C/llahi Cali Macalin Oo ahaa dhageystihii ugu Horeeyay ee Soo Saadaaliyay Madaxaweynaha Cusub ee Soomaaliya oo abaal mariintaan ku guuleystay ayaa Waxaa halkaasi Ku gudoonsiiyay Abaal ...

Read More »

Wakiilka Gaarka ah ee QM ee Soomaaliya oo Madaxweyne Farmaajo Baaq u Diray.

Wakiilka Gaarka ah ee QM ee Soomaaliya oo Madaxweyne Farmaajo Baaq u Diray.

MUQDISHO–KNN–Wakiilka Gaarka ah Ee QM u qaabilsan Soomaaliya Meachal keatting oo ka Hadlay Xaflada caleema ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ugu Baaqay in Dowladiisu ay Soomaliya Gaarsiiso 2020-2021 Doorasho Qof iyo Cod ah. Waxaana uu sheegay in ay Madaxweyne Farmaajo ay hortaalo Howl adag isagoona sidoo kale Sheegay in Beesha Caalamka uu kala hadlay in ay ka Qeyb ...

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Sheegay in ay Garab Taagan yihiin Dowlada Cusub ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Sheegay in ay Garab Taagan yihiin Dowlada Cusub ee Soomaaliya.

MUQDISHO–KNN– Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Haila Mariam oo ka Hadlay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Ee Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo Ayaa sheegay in Dowladiisu ay Si weyn usoo Dhaweynayso Dowlada Cusub ee Soomaaliya oo Ay si Gaar ah ula Shaqeen doonaan Dowladiisa. Waxaana Uu sidoo kale Sheegay in ay Garab taagan yihiin  Dowlada uu Madaxa ka Yahay Madaxwene Maxamed  C/llahi ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (22-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (22-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:- Maxamed  Axmed Tuuryare iyo Maryan Janaqow Axmed :- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-    

Read More »