Somali News
Somali News

DFS oo sheegtay in la burburiyay xarruun ay qaraxyada ku keydsan jireen Al-shabaab

Ciidanka Dowladda oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ayaa howlgal ka fuliyay saldhig ay dagaalameyaasha Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Mukayle oo ka tirsan Degmada Buulo.

Read More
Somali News

Maleeshiyaad hubeysan oo shan carruur ku dilay Gobolka Galgaduud

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya koox hubeysan oo shan caruur ah ku dilay deegaanka Qorof oo hoos taga degmada Dhabbad.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo odoyaasha dhaqan Galmudug kala hadlay dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala dagaalka Alshabaab looga saarayo.

Read More
Somali News

Ciidanka Israel oo dilay saddex falastiin ah ku sugnaa Daanta Galbeen

Ciidamada Israel ayaa ku toogtay Daanta Galbeed ee la haysto saddex Falastiini ah, kuwaas oo ay ciidamadu ku eedeeyeen in ay ku soo.

Read More
Somali News

Maxkamadda G/banaadir oo dhageystay dacwadda saraal ku eedeysan Musuq maasuq

Maxkamada gobolka Banaadir, ayaa maanta u farriisatay fadhiga 3-aad ee dhageysiga dacwad loo heysto Saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda. Guddoomiyaha Maxkamadda.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal lagu burburiyay hub iyo xarruumo ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan lagu burburiyay saldhig iyo hub ay lahaayeen dagaalameyaasha Al-shabaab ka dib howlgal ka dhacay degmada Ruun-nirgood.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray xirada Ciidanka ee Turki-som

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo kormeerey Kuliyadda Ciidanka ee Turki-Som, ayaa la dardaarmay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

Read More
Somali News

Maxkamadda gobolka Banaadir oo dhageysatay dacwad loo heysto dad ku eedeysan Musuq maasuq

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto xatooyo xoolo dad weyne. Xubnaha ay maanta maxkamaddu.

Read More
Somali News

Bankiga Adduunka oo 75 Milyan ugu deeqay Soomaaliya

Bankiga adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya la siiyey kaalmo lacageed oo gaaraysa illaa $75 million, taas oo ah deeqdii labaad ee la siiyo.

Read More
Somali News

Tobanaan ruux oo lagu dilay qarax ka dhacay dalka Pakistan

Ugu yaraan 44 qof ayaa ku dhimatay ka dib markii bam xooggan lagu weeraray dad isu soo bax ka dhigay waqooyi-galbeed ee Pakistan..

Read More