Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka oo maanta guda galay habraaca wax ka badalka Dastuurka
Kulanka wadajirka ah ee ay yeesheen xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaa uu ku furmay 198-xildhibaan waxaana ajendaha kulanka uu ahaa.