Uncategorized
Uncategorized

Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo la doortay

Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland, kadib tartan adag oo dhex maray Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo.

Read More
Uncategorized

Madaxii Al-shabaab u qaabilsanaa afduubka ajaanibta oo lagu qabtay Mudug.

Ciidamada xoogga iyo daraawiishta maamlka Galmudug ayaa maanta magaalada Camaara ee Koofurta Gobolka Mudug ku soo bandhigay Madaxii  Al-Shabaab u qaabilsanaa afduubka Ajaanibta..

Read More
Uncategorized

Buuq ka dhashay kulanka golaha wakiilada cusub ee Soomaaliland.

Saaka waxaa fadhigoodii ugu horreeyay yeelanaya golaha wakiilada cusub ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland. Waxaa si rasmi ah u furmay.

Read More
Uncategorized

Guddiga doorashooyinka qaranka oo ku baaqay in deg deg loo qabto doorashada Aqalka sare.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) wuxuu soo dhoweynayaa natiijada doorashadii Aqalka Sare ee ka dhacday magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meelgaarka.

Read More
Uncategorized

Puntland oo sheegtay in la xiray askar dad shacab ah ku dilay Boosaaso

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari, G/sare Xuseen Cali Maxamuud (Daan), oo xalay ka hadlay xaflad ku saabsan xuska kowda Agoosto oo Boosaaso lagu.

Read More
Uncategorized

Dagaal iyo duqeyn ka dhacday gobolka Mudug.

Wararka aan ka heleeno gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal iyo duqeyn is barbar socda ay ciidamada Xoogga iyo kuwa daraawiishta Galmudug ku.

Read More
Uncategorized

M/weynaha Tunisia oo diiday eed kaga timaada dalkiisa.

Tunis: M/weynaha dalka Tunisia Kays Saacid oo warbaahinta dawlada ka hadlay ayaa sheegay inaanu doonayn in afgambi ku qabsado talada wadankaas hase ahaatee.

Read More
Uncategorized

Jubbaland oo faah-faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Kismaayo.

Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howl-gallo ka wada xaafado iyo wadooyinka waaweyn ee magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka Jubbaland. kaas.

Read More
Uncategorized

Guddoomiyaha Baarlamanka Buntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyne hore.

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta oo Isniin ah Xafiskiisa ku qaabilay Madaxweynihii hore dowladda Puntland, ahna Senatar ka.

Read More
Somali News Uncategorized

Xukuumadda Afghanistan oo dalka badankiisa bandoo ku soo rogtay

Xukuumadda Afghanistan ayaa bandoo habeenkii ah ku soo rogtay qaybo dalkaas ka mid ah oo ay ku doonayso in lagaga hortago in Taliban-ku.

Read More