Uncategorized
Uncategorized

Saraakiisha ciidanka xoogga oo sheegay in ay dhawaan la wareegi doonaan Ceelbuur

Janaraal Maxamed Caddow Cali (Sanka)  Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga, oo la hadlayay ciidamo ka tirsan miliatariga Soomaaliya oo tababar looga soo.

Read More
Somali News Uncategorized

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya oo geeriyooday

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cali-Bayr  ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi, ee dalka Kenya, sida ay xaqiijiyeen ehela marxuumka. Marxuumka.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA HABEEN 8:00PM (11-03-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabd Iyo Axmed.

Read More
Uncategorized

DFS oo agab caafimaad oo laga hortagayo Covid 19 ku wareejisay Galmudug

Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa wasaaradda caafimaadka XFS iyo hey’adda WHO kala wareegtay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga hor tagayo iyo qalabka.

Read More
Somali News Uncategorized

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay kiisas cusub oo Covid-19 ah

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 117 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii.

Read More
Somali News Uncategorized

Midowga Musharaxiinta oo qoraal u diray wasiiro dibadeedyo iyo madaxda ururo caalami ah

Muqdisho-KNN-Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa qoraal ay ku sheegeen “inay kula socod siinayaan xaaladda adag ee is-mari waaga siyaasadeed ee halista ku ah.

Read More
Somali News Uncategorized

Ciidamada Puntland oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay G. Bari

Ciidamada kala duwan ee amniga Puntland ayaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay duleedka magaalada Boosaaso iyo deeganada ku teedsan Buuraleyda gobolka.

Read More
Somali News Uncategorized

Hoggaamiyaha mucaaradka Sinigaal oo maanta la maxkamadaynayo

Dakar-KNN: Hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka dalka Sinigaal Cusmaane Sonko ayaa maanta hor imaamaya maxkamad gaar ah oo dhagaysanaysa dacwad hogaamiyahaan ka dhan.

Read More
Uncategorized

Vulkanbet Gmbh In Berlin

Vulkanbet Spielcasino, Sportwetten Und Esports Wetten Plattform Inhalt Online Spielcasino Riesige Spieleauswahl Bei Vulkan Bet Vivaro Poker Vulkanbet Sportwetten: Top Angebot Vulkan Bet.

Read More
Uncategorized

How To Place Your Sports Bets At Mostbet

Mostbet App Welcome To Procus Content Esg: Stl Gets Zero Waste To Landfill Certification For Manufacturing Facilities In India Do I Need To.

Read More